December 22 2002 at 2:02 AM No score for this post
(no login)
asalamu alykum
walayaal waxa jirta arin ila soo gudboonatay waxa jirta in an is jeclanay gabar aad iyo aad iiga wayn oo jirta 37 sano anigana waxan jiraa 28sano marka gabadhas axan u jeclahay si ad iyoa aad ah ilaa xad oo naftayda dhan ayay samaysay waxay ku nooshay wadanka dibadiisa anigana waxaan ku noolahay wadanka gudihiisa marka ma haysto wax ducement ah si aan u tago mesha ay joogto wana jeclahay oo naftayda ayaa ku kalsoon la noolaashaheeda teeda kale ayadu waxay diyaar u tahay wax walba oo aan ku wad kulmayno xataa qarash ay bixiso hadii ay ka fursan waydo anigu waxan ka dhashay qoys dhaqalahoodu u yahay nolol maalmeed kaliya hadaba maxaan ka yeela arinkaas walalayaal waxan idinka
codsanaya in aad iiga soo talo bixisan .
hiiliye@hotmail.com
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Horta waa kuu jeedaa jaceel fiican waa ku galey, lakiin u fiirso oo gees gees ka fiiri xaalada aa ku jirtid. Gabarta aa jeceshahay waxaa dhahdey waxee jirtaa 37. Kasoo qaad waa aroostey, ee lakiin 37 jir markee labo ciyaal dhasho wax maka soo haraayo. Ee marka hadii labadaas ciyaal ku qanci kartid ma'ogiyee, si kale aa ku dhihi karo maleh. Qof 37 jiro ma ogi intaas oo sano wuxuu sugaayi. Mise wax ha barasho ama yee baran, waa daahdey waqtigeed.
Ar Ilaahey aa idinka baryaa inuu inii masaamaxo. Aamiin ii dheh.
Nabadeey.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
sxb waan ku salamay ugu horayn marka xiga waan kunfarxay sida kalsoonida leh oo aad iila soo talisay horaana waxa looyiri talada adigaa ku nool ee ayada kuguma noolo waxan ka mahad celinaya in badan
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
marka hore waa nabad.
caashaqa haween waa horuu caadil soo rogaye
sayidkii carshiga fuulay iyo caliba soo gaadhye
soomaalidaa caado xune iguma caydeene
bal aan soo cidaadee maxaa cunaha dhaafaaya?
sxb u adkayso mudacyada jeceelka.
da'du dhib malaha koow dheh,ku dadaal inaad halka qalbigu kuu jiidayo ku ekaato.iyadu hadday soo noqon karto ayaa fiican haddii aad ka dhoofna kaba sii fiican.ma fahantay sxb.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.