anigoo ahaa dhagaystayaalkii waraysigii m .suudi isla markaana ah nin ah beesha hawiye waxaan marka hore rabaa inaan xaal siiyo dhamaan umadda soomaaliyeed intii uu hadalkaa gafka ku ahaa oo aan aaminsanahay xataa in uu hawiyahu ka mid yahay kuwaa gafka loo geestay ,markaan sidaa leeyahay waxaan uga jeedaa soomaaliyeey bal horta arka marka aad hawiyaha ku eedaysaan in dhibaatada soomaaliya hawiye wado bal nala eega hawiyaha aad nagu eedaynaysaan waa nuucaase ,waxaan qabaa waa imtixaan dhamaan akhoonyahankeenii awooda ulahaa in uu garto waxa san iyo waxa xun waxaa u taliya muuse suudi ,qanyare,huseen caydiid,iyo caato ,dhibaatada ugu wayna waxeey ku hayaan isla hawiyaha ,qolyaha hawiyaha sheeganayoow war maad ilaah kabaqdaan waxa aan soomaali qaban maahan inaad adiguna aad caatifad raqiis ah ugu hiilisid niman ku gubaya oo haybaddii soomaal;i dunida ku lahayd mooda in ay ku xirantahay yaa qoryo badan haysta ama dad laayn kara ,markaan saas leeyahay waxaan ogahay in ay jiraan kuwa kale oo soomaalida kale ah oo ku nooca ragaan ka soo hadlay waxaa ka mida abdulaahi yuusuf iyo morgan iyo shaatigaduud anigoo doonaya inaan qoraalkayga soogaabiyo waxaan leeyahay hawiye waxuu leeyahay wadani ,aqoonyahan,xilka soomaaliyana waxuu soo qabtay laba jeer waa abdulaahi isse iyo aaden cadde kuwa difaacaya hadalada muusana waxaan leeyahay hawiyaha ruuxiinu ha caayina soomaaliduna taariikhdaa aan soo sheegay way ogtahay inaan hawiye lagu khiimaynayn xiligaan ay taladdii nagala wareegeen kuwii noogu liiitay oo khasab nagu haysta ,saas ooy tahayna soomaalidu waa ineey garataa hadaladaa oo ay raali naga noqdaan koleey muuse waanin hawiyaahe wabilaahi tawfiikh ayaanle |