DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

QUURSI DIID!

December 22 2002 at 10:25 AM
No score for this post
Nuur  (no login)


Waxaan marka hore leeyahay canaasiirta isbiirsatay ee uun raadinaaya xumaanta siyaasiyiinta haka diktoonaadeen siiba ninka hada warkan soo dhex geliyay dadka ee qabaa'il isku dirka ah ninkaasi wuu is yaqaanaa waana Saciid Cali Muuse marka ninkaasi wax uu ugu tala galay ayay ahayd oo uu dabin ugu dhigayay siyaasiyiinteena gaar ahaana waraysigii uu dhawaan ku waraystay siyaasiinteena taasoo uu ku duray dhawr waxyaalood oo xaqiiqdii marka loo dhabo galo ay xaq u leeyihiin kaliya umadaha Hawiye oo kaliya taasina waa dhab ninkii diidi lahaayoow ku dhimo kii ka naxoow nafta waa Mdne Alxaaji Muuse Suudi ku mawqif ayaan nahay waana taageersanay Daarood matag badne inaad Muqdisho markale ka talisaan waa habeenkii xalay ahaa oo tagay waxaa dhulkaa ka talinaayo waa QUURSI DIID ku soo dhawaada adinkoo dawarsanaya kaliya haddii kale cadaado ciil la jooga.

W/C

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - QUURSI DIID!
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.