December 22 2002 at 11:16 PM No score for this post
(no login)
Mudanayaal/Marwooyin.
Waad salaaman tihiin dhammaantiin.
Waxaa kornaylka dhiig-kunaaxa ah ee C/llahi Yuusuf isu diyaarinayaa sidii uu uu dhisi lahaa xurumo foornooyinka dadka ah oo la mida kuwii uu isticmaali jirey xisbigii naasiga ahaa iyadoo farsamo yaqaaniin shisheeye ahi kacan weyn ku siin doonaan marka uu Madaxweynimada uu iskaga sharaxayo Shirka Eldorat ku guulaysto.
Waxaa warkani naga soo gaadhey qaar ka mida ah ururada golaha shacbiga ee goob joogayaasha ka ah shirka Eldorat.
Waxaan shacbiga Soomaliyeed kula talinaynaa annagoo dhalinyaro Soomaliyeed ah in aan wax fursad ah loo siin sii kordhinta falalka gurracan ee uu wato ninka oomanaha u ah dhiiga shacabka soomaaliyeed Col. C/llahi Yuusuf
Maxaay tahay walaal fikradaada aad ku badbaadin kartid dalkaaga iyo dadkaaga? Fadlan si hufan u soo bandhig si ay u noqoto mid dhaxal gal ah oo looga faa'iidaysan karo.
Soomaliya guul iyo Nabad
New SYL
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.