DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Muuse Suudi Bas_Bas Dameerkuba Bas waa yaqaanaaye

December 23 2002 at 3:53 AM
No score for this post
  (no login)

 
asalamu alykum

waxan u haystay in ay soomaaliya ka dashay dagaaladii sokeeye l;aakiin waxa wali cadaatay in ay jiran rag wali tagan meeshii 1991 laga soo bilabay dheesha waxaa wax lala yaabo ah in nin wayn oo mudakar ah oo ku oranay waxaan rabaa maslaxad siyasadeed in uu intii idaacad tago yiraahdo beel hebla xaq uma laha wadanka iyo beel hebla ayaa xaq u leh waa nasiib daro wayn oo haysata shacabka soomaliyeed maxaa yeelay qof walba caqligiisuu hadlaa hadaab muuse hadalkaas waa loo soo dhiibay asagana oo aan ka firsan ayuu sida dameerkii iska dhawaaqay im sorry [yalahoow]

hiiliye@hotmail.com

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

im sorry yalahoow

No score for this post
December 23 2002, 4:20 AM 

asalamu alykum

waxan u malaynaya in ay ku dadatay odaygaas maxaa yeelay xili laga gudbay markii dadka qabiilka lagui kacsan jiray ayuu la soo booday waa reer hebel iyo wa reer hebel qof walbana waxuu yahay ama waxuu galo o gudo waa layaqana laakin lagama waraysanayo kuwan dhiiga dadka ku naaxay .

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Muuse Suudi Bas_Bas Dameerkuba Bas waa yaqaanaaye
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.