waan aragna in soomaliya ay u kala bur burtay qoys qys iyo beelo beelo hadabna waxan ka yabanahay mustaqbal xumida soomalida haysata taas waxa kuu cadayn kara iyada oo lagu jiro xili jahligu shaqaynayo oo cilmigii la aasay ayaa hadana wxa si aad ah u sii xoogaystay 12sano quursiga lagu samaynayo si ula kac ah beelaha la yaso sida midgaha,tumaalda ,yaxaraha etc in kastoo aan aniga kamid ahayn beelaha la yaso hadana aad ayaan uga xumaada waxyaalaha lagula kacayo beelahaas soomaliyeed sabata oo ah waxad maqlaysa reer hebel ma guursano oo isma gayno iyo waxyalo kale oo ka sii xun aniga shaqsi ahaan ma aamin sani waxas oo dhan walaahi waan guursanaya gabar soomaliyeed oo islaan dhab ah oo diinta si fiican u taqaano aniga oo aan u eegaynin qabiil kasta oo ay tahay.
hiiliye@hotmail.com
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.