December 23 2002 at 6:13 AM No score for this post
(no login)
asalamu alykum
waaxan u malayn kara su aashan inlaga bixin kari jawaabo badan hadaba adiga oo an deg degin ka fiirso waxaadna isku daydaa in aad ka bixin karto jawaab wafi ah aniga waxaan qaba fikir ahaan soomalida waxkasta waxay leeyihiin asal iyo farac soomalida markay hore waxay ahaan jirtay dad asal fiican leh hadaba asalkiisii manta waxa loo rogay in mid kastaa uu wax ku radiyo qaanb qabiil asaga oo ku heli kara qaab ka wanaagsan qabiilka qabiilkuna ma'ahan waxa runta ah ee ay ku shaqaynayaan hadaba xaqiiqdu waxay tahay soomaalida maanta in lagu midayn karo in badan oo ka mid ah oo an lahayn wax diin ama ula jedo tops ah in ay aminsanyihin siday ku heli lahayeen waxa dhuuntooda ku filan kaliya hadaba xaqiiqdu taas ma'ahan soomalida manta waxa lagu midayn karaa waa Kitaabka alle iyo sunada rasuulka o siday tahay loo qaato.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.