|
c/laahi yusuf beer caag muxuu dad u taliyaa asgaaba tiisa u yabane .December 23 2002 at 11:37 AM No score for this post | dheyman (no login) |
| nin si walba u jiran ayaa leh dad baan xukumi muu inta meel fariisto ilaahii abuurtay u soo noqdo war ninku xoog badanaa hadii uu madax weyne nodo waxaan ka baqayaa in amar ku siiyo ciidannkiisa acaruurta beerka iigasoo bixiya waa juudaan madaxweyne ha kuu noqdo yaa yaalaaya taas majeerteenkana dhibaatada heysata waa nin kale ma heystaan masaakiinta. |
|
| Author | Reply |
Anonymous (no login) | ilaqosolNo score for this post | December 25 2002, 5:44 PM |
Rutii saaxiib juudaanku marka la,eego meesha uu kataliyo kuma haboona waayo dadku way fakiraan waxayna iswaydiiyaan waaqica, sidaa darteet wuxuu umuuqdaa nin meelkasaraysa kataliya, lakiin markay soomaaliya dhabaqday inta muuse iyo noociisuna noolyihiin luuqad aan kufahano muqddisho yuuyahay, hadiisa aadyeelaysan xamar yuu kufiicnaa mooryaanjuudaanku mudane c.laahi y.
waayo xamar dadka xadaaradoodu aabay uhoosaysaa sanadahaan kadib markay noqotay kudaafad iyo xero mooryaan baadiyeedka hawiye ama soogaabi *MBH*
marka ilaahay waxaan kabaryaynaa inuu beerka idinkala baxo suudoono hayeelee!!!!!!!! |
|
Ikhlaas (no login) | datiina gartaNo score for this post | December 27 2002, 3:42 AM |
walaalayaal rabigiin ka baqa oo kheyrka ku hadla | |
|
| Current Topic - c/laahi yusuf beer caag muxuu dad u taliyaa asgaaba tiisa u yabane . |
|
|