DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Wax kaleba lagama fileyn DHUUSE.

December 24 2002 at 12:12 AM
No score for this post
AMADHG  (no login)

Madax baa jidh u talin jirey,markaasaa Futo ku caasiday
oo ku tiri:"Madaxow ma adaa intaa noo talinaya,markan in aan taliyo mooyee talo kale ma jirto."Madixii intuu ku qoslay buu ku yiri:"Aniga waxa kaa soo socda la iiga warrami maayee, la arki doonee."Sidaasaa Madax nasasho yar uga qaatay shaqadii uu muddada dheer soo hayey.Muuse wax ka xumina waa ka soo socdaan.

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Wax kaleba lagama fileyn DHUUSE.
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.