DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Ninkan diinta caayay waan dacweeyay

December 28 2002 at 7:07 PM
No score for this post
  (no login)

-
As.wr.wb
Dhamaan walaalaha soomaaliyeed ee halkan isugu yimaada waxaan idin ogeysinayaa inaan dacwad ku furay ninkan diinta islaamka aflagaadeeyay, dacwadaas oo aan u gudbiyey maamulka soomalitalk waxaana rajeyanayaa in dacwadaas ay iga aqbalaan. Waxaana marnaba loo dulqaadan karin in bog ay soomalida muslimiinta ah leedahay lagu caayo diintooda waliba loogu hanjabo in f.b.i(da) loo sheegaayo haday ka caroodaan. Anaga waxaan doodno aan kadoodno laakiin diinta islaamka in lacaayo waa mabnuuc, waxaana aad iyo aad ugu mahacelinyaa walaalaha ka dhiidhiyey markii diinteena islaamka ah wax laga sheegay. jazaakumulaahu kheyran. Akhuukum C/naasir DK
Email: maxamed7@hotmail.com

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
walaalkaa
(no login)

Cid Kuu Hanjabi kartaa ma jirikarto

No score for this post
December 29 2002, 2:59 AM 

Cabdinaasir horta cid kuugu hanjabi kartaa Diintaada ma jirto, qof diintaada caayikaraa majiro wixii diinta cayaanaa iyaa duloobey, waxaa qaraarka ka keenaya waa dulinimada uu nebiga ku aflagaadeeyey, marka isagaaba doqon ah wax lasii wada ayuuse rabaa ee yaan loo jawaabin waayo waxaa la qiimeeyaa qofka loo jawaabo, ilaah haloo baryo in uu dhaandhaan ka dhigo qofkii diinta caaya oo hadhow la arko isagoo jilbaha Islaamka haysta oo leh NEBIGAAN AYAAN WAX KA SHEEGAY OO SIDAAS AYAAN U DULOOBEY isagaa wadooyinka yurub dawarsanaya oo dhareerka iyo carabku ka laadlaado.


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Ninkan diinta caayay waan dacweeyay
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.