asalamu alykum
waa yaab in ay wali kajiraan wadanka dad wali u hamuun qaba in ay sii fur furtan birihii daxalaystay ee ka haray war shadihii wadanka waxaan dhawan booqday warshadii sokorta ee mareereey waxaan ku arkay wax aan la yaabay oo ah in niman ay wali u oomin yhiin bili liqo hadaba yaa ka masuul ah arinkas mase oga miya kuwii aabaha u aha bililiqadaas in maalin un la soo taagi doono maxkamad caalami ah. |