| MUXAMED: Nabigii naxariistaDecember 31 2002 at 12:37 PM No score for this post | Muslim (no login) |
| MUXAMED: NABIGII NAXARIISTA
Naxariista nabi maxamed calayhi salaatu wa salaam waa mida gaadhay qorax ka soo bax iyo qorax u dhac taas waxaa markhaati ka ah raadadka uu ka tagay
Nin saxaabadii ka mid ah ayaa ka sheekeeyey Gabadh u dhalay oo uu markey yara kortay u diyaariyay inuu aaso ayadoo nool Qabrigeedii ayuu soo qoday markaas ayeey garkiisa ka tirtay boodh markuu qabriga u qodayay ku halaabay, kadibna wuxuu yiri waan xabaalay
Nabi Maxamed wuu ooyay wuxuu yiri: hadean ruux wuxuu islaamnimada ka hor galay ka aarayo waan kaa goyn lahaa
XAALADA NOLOLEED EE WAQTIGII NABI MAXAMED
Waxay ahayd xaalad aad iyo aad u adag oo uu ka sareeyo Jahli
Bal aan fiirino wuxuu ka yiri mid ka mid ah dadkii goob joog ka ahaa
Saxaabi Jacfar Wuxuu yiri: “Waxaanu ahayn dad jaahili ah, bakhtiga cuna, Sanam u sujuuda, Gabdhaha ayagoo nool aasa, midka xooga wayn uu cuno kan tamarta yar. Markaas ayuu illaahay noo soo saaray Nin aan naqaano runtiisa iyo amaanadiisa markaas ayuu na amray inaan hal illaah caabudno waxyaabihii xumaanta ahaana naga reebay…….”
XAALADA ADOONSIGA
Kala sarayntu Waxay ahayd Dhaqan ku baahsan dadkii waagaa jiray.
Nabi maxamed wuxuu u sheegay inay dadku simanyihiin illaahay hortiis asagoo dadka ku booriyey inay xoreeyaan adoomada Gaaladii waqtigaas joogtay waxay ku qaabileen jees jees ayagoo kula murmay inuuna ku Fasahaadinin adoomadooda qaar ka mid ah waxyaabaha ay diinta ku diideen madaxdii Quraysheed waxaa ka mid ah Sida uu Umayi Binu Khalaf yiri: “ Muxamed raaci mayno ninka simaya Aniga iyo Adoonka aan leeyahay”
Adoomadu iyo dada laga tira badan yahay waxay noqdeen Dadkii ugu horeeyay ee xaqa qaata
Bilaal binu Rabaax Wuxuu ka mid ahaa dadkii Adoomada ahaa murkuu nabi Maxamed soo baxay Markii uu qaatay diinta islaamka wuxuu noqday Xor U ah nabi maxamed MU’ADIN markuu nabi maxamed geeriyooday wuu diiday inuu dib u adimo maalin ayaa laga baryay inuu adimo aadaankii marka uu marayo “ASHHADU ANA MUXAMADA RUSUULULLAAH” ayuu suuxay asagoo soo xasuustay nabi Maxamed iyo darajada uu gaarsiiyay adoonimadii ka dib Wa kaa islaamka iyo Nabi maxamed S.C.W.
NABI MAXAMED IYO SABIRKIISA
Nabi Maxamed wuxuu ahaa dadka ninka ugu dulqaadka badan mana uuna ka aar goosanin cadawgiisa markuu ka awood badnaaday
Markii uu Makkah Qabsaday Ma uusan waxba yeelin dadkii dhibay ee saxaabadiisa dilay
Markii uu nabi Maxamed S.C.W. dadkii makkah u khudbeeyey ayuu yiri: “maxaad u malaynaysaan inaan idinku samayn” waxay dheheen: “walaal Wanaagsan wiilkii walaal wanaagsan” wuxuu ku yiri: “ Iska taga xor baad tihiin.”
Waxay caasha warisay in nabigu waligii uuna naftiis u aarsanin illaa lagu dhaca xurmada illaahay. Wuxuu Rabi ku tilmaamay “Ra’uufu Raxiim” dhimriye naxariis badan.
NABI MAXAMED IYO JIHAADKA
Dulmiga gaalada iyo gardaradooda waa wax joogto ah
Dagaaladii uu galay nabi Maxamed waxa ahaayeen Duulaan lagu soo qaaday ama kuwo ka dhashay gardaro iyo ku soo xadgudub. Labad arinba wuu ku khasbanaa inuu iska difaaco
Badar, Uxud iyo Khandaq waxay ahaayeen duulaan lagu soo qaaday asagoo magaaladiisii jooga
Dagaaladii Khaybar, Fatax, xandaq iyo Tabuuk waxay ahaayeen kuwa ka dhasha gardaro daandaansi ah sida wada goyn dadka oo diinta laga hor istaago iyo ku soo xadgudub xuduudaha dhulka islaamka
Kuwa Galloway waxay caado ka dhigteen dulmi. Dagaalka ay galaana waa sedex xaalo
a) Kibir
b) dadkooy is tustusaan
c) dadko ooy diinta ka hor staago
Nabi Maxamed iyo Yahuuda
Nabi maxamed markuu yimid Madiinah Yahuuda heshiis ayeey la sexeexdeen waxyaabihii ay ku heshiiyeen waxaa ka mid ahaa
In Madiina lawada difaaco
In nabad iyo ixtiraam lagu wada noolaado
In Nabi Maxamed Maamulka Magalada gacanta ku hayo yahuuduna diintooda haystaan
Nabi Maxamed (amiin) balantii waa ka soo baxay laakiin Yahuud (balan ka baxdo) waxay sameeyeen….
a) Gabadh muslimad ah oo xijaaban ayuu Yahuudi maradii ka qaaday, nin Muslim ah ayaa arkay Markaas ayuu dilay Yahuudkii, Yahuudii ayaa dishay ninkii Muslimka ahaa, Muslimiintii hubkii ayeey qaateen Nabi Maxamed salaallaahu calayhi wasalim wuxuu amray qabiilkaaas inay guuraan
b) Qabiil kale oo Yahuud ah ayuu u tagay Nabi Maxamed si ay arimo oga wadahadlaan, waxay u diyaariyeen shirqool inay dhagax dusha oga soo ridaan meesha uu fadhiyo Nabi Maxamed waxyi ayaa u yimid wuuna ka kacay
c) Dagaalkii khandaq ee isbahaysiga waxay galeen isbahaysigii ka dhan ahaa nabi maxamed ayoogo ka baxay xashiiskii ay horay u sexeexeen Saxaabi sacad binu macaad ayaa u tagay waxay ku dheheen Muxamed Manaqaano iyo heshiis. Sacad wuxuu yiri: illaahoow iga tus ayaga Maalin
Markii isbahaysigii gali waayay Madiina ayeey laabteen Nabi maxamed Yahuudii ayeey isku kaliyoobeen wayna isdhiibeen waxay dheheen: Sacad binu mucaad wuxuu nagu xukmiyo ayaan diyaar u nahay Sacad ayaa yiri : Ragooda ha la laayo haweenka caruurta ha sabyiyeeysto
Ma ahayn dambiyadan kuwii ugu horeeyay ay Yahuudi gasho Taariikhda Yahuuda Waa mid ka buuxda Dambi iyo Qalaalaase sida
Nabiyo loo soo diray oo ay dileen
BIBLE ka Wuxuu ku tilmaamay Dad Falaago ah
“Ye have been rebellious against the Lord from the day that I knew you” Deuteronomy 9:24
MUXAMED: NABIGII NAXARIISTA
Naxariista nabi maxamed calayhi salaatu wa salaam waa mida gaadhay qorax ka soo bax iyo qorax u dhac taas waxaa markhaati ka ah raadadka uu ka tagay
Nin saxaabadii ka mid ah ayaa ka sheekeeyey Gabadh u dhalay oo uu markey yara kortay u diyaariyay inuu aaso ayadoo nool Qabrigeedii ayuu soo qoday markaas ayeey garkiisa ka tirtay boodh markuu qabriga u qodayay ku halaabay, kadibna wuxuu yiri waan xabaalay
Nabi Maxamed wuu ooyay wuxuu yiri: hadean ruux wuxuu islaamnimada ka hor galay ka aarayo waan kaa goyn lahaa
1)XAALADA NOLOLEED EE WAQTIGII NABI MAXAMED
Waxay ahayd xaalad aad iyo aad u adag oo uu ka sareeyo Jahli
Bal aan fiirino wuxuu ka yiri mid ka mid ah dadkii goob joog ka ahaa
Saxaabi Jacfar Wuxuu yiri: “Waxaanu ahayn dad jaahili ah, bakhtiga cuna, Sanam u sujuuda, Gabdhaha ayagoo nool aasa, midka xooga wayn uu cuno kan tamarta yar. Markaas ayuu illaahay noo soo saaray Nin aan naqaano runtiisa iyo amaanadiisa markaas ayuu na amray inaan hal illaah caabudno waxyaabihii xumaanta ahaana naga reebay…….”
2) XAALADA ADOONSIGA
Kala sarayntu Waxay ahayd Dhaqan ku baahsan dadkii waagaa jiray.
Nabi maxamed wuxuu u sheegay inay dadku simanyihiin illaahay hortiis asagoo dadka ku booriyey inay xoreeyaan adoomada Gaaladii waqtigaas joogtay waxay ku qaabileen jees jees ayagoo kula murmay inuuna ku Fasahaadinin adoomadooda qaar ka mid ah waxyaabaha ay diinta ku diideen madaxdii Quraysheed waxaa ka mid ah Sida uu Umayi Binu Khalaf yiri: “ Muxamed raaci mayno ninka simaya Aniga iyo Adoonka aan leeyahay”
Adoomadu iyo dada laga tira badan yahay waxay noqdeen Dadkii ugu horeeyay ee xaqa qaata
Bilaal binu Rabaax Wuxuu ka mid ahaa dadkii Adoomada ahaa murkuu nabi Maxamed soo baxay Markii uu qaatay diinta islaamka wuxuu noqday Xor U ah nabi maxamed MU’ADIN markuu nabi maxamed geeriyooday wuu diiday inuu dib u adimo maalin ayaa laga baryay inuu adimo aadaankii marka uu marayo “ASHHADU ANA MUXAMADA RUSUULULLAAH” ayuu suuxay asagoo soo xasuustay nabi Maxamed iyo darajada uu gaarsiiyay adoonimadii ka dib Wa kaa islaamka iyo Nabi maxamed S.C.W.
NABI MAXAMED IYO SABIRKIISA
Nabi Maxamed wuxuu ahaa dadka ninka ugu dulqaadka badan mana uuna ka aar goosanin cadawgiisa markuu ka awood badnaaday
Markii uu Makkah Qabsaday Ma uusan waxba yeelin dadkii dhibay ee saxaabadiisa dilay
Markii uu nabi Maxamed S.C.W. dadkii makkah u khudbeeyey ayuu yiri: “maxaad u malaynaysaan inaan idinku samayn” waxay dheheen: “walaal Wanaagsan wiilkii walaal wanaagsan” wuxuu ku yiri: “ Iska taga xor baad tihiin.”
Waxay caasha warisay in nabigu waligii uuna naftiis u aarsanin illaa lagu dhaca xurmada illaahay. Wuxuu Rabi ku tilmaamay “Ra’uufu Raxiim” dhimriye naxariis badan.
NABI MAXAMED IYO JIHAADKA
Dulmiga gaalada iyo gardaradooda waa wax joogto ah
Dagaaladii uu galay nabi Maxamed waxa ahaayeen Duulaan lagu soo qaaday ama kuwo ka dhashay gardaro iyo ku soo xadgudub. Labad arinba wuu ku khasbanaa inuu iska difaaco
Badar, Uxud iyo Khandaq waxay ahaayeen duulaan lagu soo qaaday asagoo magaaladiisii jooga
Dagaaladii Khaybar, Fatax, xandaq iyo Tabuuk waxay ahaayeen kuwa ka dhasha gardaro daandaansi ah sida wada goyn dadka oo diinta laga hor istaago iyo ku soo xadgudub xuduudaha dhulka islaamka
Kuwa Galloway waxay caado ka dhigteen dulmi. Dagaalka ay galaana waa sedex xaalo
a) Kibir
b) dadkooy is tustusaan
c) dadko ooy diinta ka hor staago
Nabi Maxamed iyo Yahuuda
Nabi maxamed markuu yimid Madiinah Yahuuda heshiis ayeey la sexeexdeen waxyaabihii ay ku heshiiyeen waxaa ka mid ahaa
In Madiina lawada difaaco
In nabad iyo ixtiraam lagu wada noolaado
In Nabi Maxamed Maamulka Magalada gacanta ku hayo yahuuduna diintooda haystaan
Nabi Maxamed (amiin) balantii waa ka soo baxay laakiin Yahuud (balan ka baxdo) waxay sameeyeen….
a) Gabadh muslimad ah oo xijaaban ayuu Yahuudi maradii ka qaaday, nin Muslim ah ayaa arkay Markaas ayuu dilay Yahuudkii, Yahuudii ayaa dishay ninkii Muslimka ahaa, Muslimiintii hubkii ayeey qaateen Nabi Maxamed salaallaahu calayhi wasalim wuxuu amray qabiilkaaas inay guuraan
b) Qabiil kale oo Yahuud ah ayuu u tagay Nabi Maxamed si ay arimo oga wadahadlaan, waxay u diyaariyeen shirqool inay dhagax dusha oga soo ridaan meesha uu fadhiyo Nabi Maxamed waxyi ayaa u yimid wuuna ka kacay
c) Dagaalkii khandaq ee isbahaysiga waxay galeen isbahaysigii ka dhan ahaa nabi maxamed ayoogo ka baxay xashiiskii ay horay u sexeexeen Saxaabi sacad binu macaad ayaa u tagay waxay ku dheheen Muxamed Manaqaano iyo heshiis. Sacad wuxuu yiri: illaahoow iga tus ayaga Maalin
Markii isbahaysigii gali waayay Madiina ayeey laabteen Nabi maxamed Yahuudii ayeey isku kaliyoobeen wayna isdhiibeen waxay dheheen: Sacad binu mucaad wuxuu nagu xukmiyo ayaan diyaar u nahay Sacad ayaa yiri : Ragooda ha la laayo haweenka caruurta ha sabyiyeeysto
Ma ahayn dambiyadan kuwii ugu horeeyay ay Yahuudi gasho Taariikhda Yahuuda Waa mid ka buuxda Dambi iyo Qalaalaase sida
Nabiyo loo soo diray oo ay dileen
BIBLE ka Wuxuu ku tilmaamay Dad Falaago ah
“Ye have been rebellious against the Lord from the day that I knew you” Deuteronomy 9:24
|
| | Author | Reply | Abdullaahi (no login) | Re: MUXAMED: Nabigii naxariistaNo score for this post | January 2 2003, 12:49 PM |
Waa run Maxamed waxaa loo soo diray Naxariis
laakiin caaqiliinta umbaa garan | |
| | Current Topic - MUXAMED: Nabigii naxariista |
| |
|
|