DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

ma dhabbaa shirqoolka lala maaggan yahay Madaxweyne C/llhi yuusuf

January 4 2003 at 3:46 PM
No score for this post
guutaood  (no login)

 

warar aanu ka helnay ilo xog ogaal ah oo jooga Eldoret ayaa sheegaya in Jaamac c Jaamac oo u adeega Cadowga maamulka puntaland ee carta iyo riyaale kaahin ayaa wararku sheegayaan in uu qal-qaalinayo isku day shirqool dil gaadma ah oo uu la maagan yahay madaxweynahay maamul goboleedka Puntland Mudane C/lahi yuusuf axmed hase ahaatee wararkaasi waa wax ay ka warhayaan Ilaha sirdoonka Puntland waxaana si feejigan oo aad u sarraysa loola socdaa dhaq-dhaqaaq kasta oo ay wadaan Cadowga faraha badan ee isu bahaystay Majaxaabinta iyo nacaybka umadda mandaqaddaas ku dhaqan
J C Jaamac waxaa ku kallifey ayaa la filayaa isku daygaas aan guuleysan doonin ka dib markii canaasiirtii u adeegeysey lagaga adkaaday Degaanka dhuudo lana soo afjaray burcadnimadii iyo isbaarooyinkii ay ka wadeen Aagga Qardho oo ay waxyeello naf iyo maalba ah soo gaarsiiyeen dadweynaha degaankaas



 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
jama22000
(no login)

Re: ma dhabbaa shirqoolka lala maaggan yahay Madaxweyne C/llhi yuusuf

No score for this post
January 5 2003, 12:49 PM 

Ninba wuxuu yahay buu dadka mooda, dhaqankaas qaarijinta mucaaradka idinka ayaa laydinku yaqaanay.


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

War dadku Wadaxwaynanimada Jecelaa

No score for this post
January 5 2003, 3:38 PM 

waxaa hubaal ah inaad madaxnimo doon uu hogaamiyihiinu u noqday jaajuus tigray idinna aad ku taageerteen,inuu ku hilidoonase u malayn mahayo si kastabase arinku ha ahaadee bootada iyo bowda qaawinta iyo buuq aan oollayn abuurstiisa iyo waliba fitnada iyo colaadda iyo bannaysashada dhiigga sokeeyaha idinka ayay taariikhda idiin gashay dadka aad ku tilmaantayse way ka faanaan ee ceebtiinna dadka ha kula soo galgalnina wax iskuma falaysaane.Ninka inuu madax noqdo rabaa sidaa uma dhaqmo laakiin aqoontiinna intaa le'eg oo la yaab ma lihidin.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Mandhow
(no login)

Re: ma dhabbaa shirqoolka lala maaggan yahay Madaxweyne C/llhi yuusuf

No score for this post
January 6 2003, 8:07 PM 

Dooqonyahow miyaadan ogen in hosbitalka Bosaaso ay jiifeen cidamo etobian ku dhawacmay marki cidamada cabdullahi yusuf laga adkaaday maalma dhow ka hoor.? Jamac baad ku heysiin maad firisin cabdulai yusuf oo cidamo etobiana udagaltameyso.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - ma dhabbaa shirqoolka lala maaggan yahay Madaxweyne C/llhi yuusuf
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.