DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

HARGAYSAAY WAA LA DOOGIYE YAAN LA DACAROON

January 7 2003 at 4:24 AM
No score for this post
  (no login)

 
awalan ,waxaan diidayaa in hargaysa noqoto magaalo aanu nidaam ka jirin sida gobolada koofurta ,waxaana anigu u,arkaa dhul soomaaliyeed oo nabdoon ilaah ha u,sii raajiyee intaa ka dib waxaa dhacday in nin ajnabi ah lagu dilay hargaysa waxaana sax ah in ninkaa ajnabigaa ciddii ka danbaysay dilkiisa la soo xiro oo sharciga la geeyo ,waxaase qalada in loo soo xiro waxa reer hargaysa ugu yeeraan (looma ooyaan )in la soo xidho , waxaan uga jeedaa bal kaa shada aqligiina hargaysa yaa wax ku dili kara ? waa aragtidaydee marka hore waa isaakha oo kaliya ,marka xiga waa qabiilada daga waqooyiga soomaalida sida dhulbahantaha ,gadabuursiga riyaale kaahin,ama warsingaliga ,hadii kale waa reer bariga xaduudka la leh ama ciisaha jabuuti laakiin hadii layiri waa nin hawiyaa oo layiraahdo calasoow rooble waxaan u qaatay haloo xiro looma ooyaanka hawiye ee sida aadkaa nooga fog ,taasina waxeey dhib ku tahay poliisku wali ma hayaan dilaagii runta ahaa taana waxeey keenaysaa in dilaagu shaqadiisa dileed sii wato maxaa yeelay lama soo qaban kii mudnaa in la soo qabto. wabilaahi tawfiikh

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
zeylici
(no login)

Re: HARGAYSAAY WAA LA DOOGIYE YAAN LA DACAROON

No score for this post
January 7 2003, 6:18 AM 

salaan.
waxay ila tahay in la odhan karin qabiil ayaan dilka ka dambeeyey waxaase la odhna kara qof arimo gaar ah wata ayaa dilka geytay.waa laga yaabaa in cid kale gacan ku leedahay amaba gacanku siisay ninkaas in uu ku dhaqaaqo falkan laakiin guud ahaan waa arrin siyaasad ku sal leh maxaa yeelay hadaf koowaad ayaa ah in xasilooni darro laga abuuro dhulka somaliland kan labaadna waxaa weeye in adduun weynaha laga dhaadhiciyo in ay argagixiso joogto somaliland iyada oo looga dan leeyahay in ismaandhaaf soo kala dhexgalo maamulka somaliland iyo bulsha weynta caalamka.
salaan.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Cige
(no login)

Gacan ku dhiiglihii diley Mr. Martin oo taliyaha boolisku shaaca ka qaaday

No score for this post
January 7 2003, 7:37 PM 

Dhowaan dilkii ka dhacay Hargeisa ee lagu diley Mr. Martin oo ahaa nin dhalashadiisu tahay Switzerland ayaa taliyaha ciidanka booliska ee Somaliland shaaca ka qaaday in la hayo lana soo taagi doono maxakamad.

warkii oo dhan kala xidhiidh SNN
http://somalilandnews.com/2002/news/Apr/slnews757.htm

Caddaaladu waa furaha horumarka
Cige

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - HARGAYSAAY WAA LA DOOGIYE YAAN LA DACAROON
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.