Waxaa warar fakad ah tibaaxayaan in Barre Hiiraale iyo dhawr nin oo kale la qorshaynayo in lagu dilo shirqool uu ka danbeeyo Cabdilqasim, kadib:
1. Markii ay wuxuun kala socden hawlo kismayo horey u soo maray
2. Kala fogaansho soo food saartay wafdigii Dooxada oo oo Beesha Cayr
3. Si looga hor tago burbur siyaasadeed oo soo food saartay Cabdilqasim iyo Caato iyo dhawr qabqable oo kale
4. Waxaa aad looga baqayaa isku soo dhowaansho dhex marta Beesha Taar-ood iyo guud ahaanba ummada Soomaaliyeed sida maamulada Beledwayne, Sh/dhexe, Puntland iyo meelo kale
http://www.ruunkinet.com/new_1948.htm |