DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

qoordheere oo muujiyey waxa islaamka yahay oo ah diin dil iyo dhac iyo gumaad

January 10 2003 at 8:51 AM
No score for this post
  (no login)

 
hahahahahahah saaxiib qoordheere aad ayaad ugu mahadsan tahay la shaqaynta aad la shaqaynayso dadka doonaya inay dalkooda ka xoreeyaan keligii taliyaasha isticmaalayo diin aysan wax anfax ah ku jirin marka hore ogaaw diintan islaamka barashadeeda intaan ka gaaray iyo in ku dhow nin gaaray waa uu yar yahay ninkastoo hoos isii galo ama wax badan ka ogaada diinta islaamka waxa usoo baxaya waxa ay dhab ahaan u tahay waana diin xarimaysa in xoriyad loo fekero xakamaynaysa indha tiraysa banii aadamka hadaba adiga mahad gooniya waxa aan kuu sheegay waxaad ka tarjuntay diintaas waxay ay tahay marka aad u goodisay oo aad dil ugu goodisay ninkaa akhyaarka ee wadeniga ah oo dalkiisa wanaaga la jecel dadkiisana raba inuu dulmiga iyo jahliga ka xoreeyo (mr been ma sheegi)
saaxiib waa arinfarxadleh inaad ku muujisay sida aad dhab ahaan u raacsan tahay diinta dilka iyo xakamaynta banii aadamka ee aad ugu goodisay dil mr been ma sheege
mr been ma sheege adiga waxaan kuugu tahniyadaynayaa maskaxda ay ka muuqato cilmiga iyo aqoonta iyo niyad wanaaga maalin ay noqotana hadii qofka dalkiisa iyo dalkiisa wanaaga u huro way dhacdaa in ay dadka wanaaga guulaystaane ha ka quusan umadaada lunsan ee soomalida ee waxaan gebagebadii ku leeyahay shaqo wanaagsan
feerakadilaaciye@hotmail.com

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(no login)

su'aal? su'aal? su'aal?

No score for this post
January 10 2003, 4:30 PM 

bismilaah
horta ilaahay ayaa islam inagadhigay ilaaha xaarka iyo kaadida naga keeno ayaa mahad iskaleh ninyahow gaalooway horta anigu su aal ayaan ku weeydiiyay hada kahor waadna kameer meereeysaa su aasheeyda waxaa weeye marka koowaad slamka waad ceeysaa maalin walba run ahaantiina ma sheektid waxa aad adigu tahay anigu waxaan kula doodi karaa marka aad sheegtid diinta aad heey sato waa noo cee

katolig
budisan
protestan
iyo wixii kale hadii aad tahay cawaan noo sheeg maxaad uga cabsaneeysaa waxa aad tahay mida kale afka aad ku ceeyneeysid diinta slamka maxaad uga baqeeyssaa
maad cadeey satid oo ku soo qortid jariiradaha sidii ayaan xirsi hadaba afka aad slamka ku ceeyneeyso ee qurunka iyo doofaarka iyo khamriga lagu cabo kadaa ayaan ku leeyahay hadaad wadada aad ka hari weey sid ogoow in max kamad lagu soo hortaagi doono feer kadilaaciyoow waxaan u maleenayaa in aad diintaada sii satay lacag yar laakiin ilaahay ayaa nabigiisa ku yiri waani cidii ala waaniya ayuunbaa waan san feer kadilaaciyoow horta ilaahay subxaanahuu watacaalaa waxa uu sameeystay cadaab iyo naar hadii dadku wada muslin noqdaan cadaab kiisa yaa galayo waa cidna laakiin ilaahay cadaab kiisa waxa uu u sameeystay adiga oo kale oo yaqaan diinta slamka kana raacay lacag ilaahay wax uu yiri maalinta yoomil qiyaamaha waxaa la keenayaa iyagoo waxba arkin waxaba maqlin diinta slamka waxaa weeye tii ale soo dajiyay kasoo bilaab matay nabiyulaahi aadam ilaa nabi ciise C S ilaa nabi muxamed SCW marka adigu diinta layiraahdo NEW TESTMENT ee lasameeyay 1922 ayaad heeysataa ayaan u maleenaya waa hadii aad wax aaminsanatahay ama cawaan ayaad tahay ayaan u maleenayaa waxaa markale aniga iga digniin ag feerkadilaaciyoow in aadan diinta slamka oo aad ceeyso aadan ku baxsaneenin ama lacag aadan ku heleenin caqli laawe adiga oo klae ah anigu hadal ku daalin maayo

MAXAMED DHEERE

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Hadaad dhimanayso dhareerka waa la'iska duwaa

No score for this post
January 10 2003, 6:22 PM 

Waxaan hubaa inaad jiran tahay ama aad dooneyso iney dadka ku arkaan, soomaalida waxay ku maah-maahdaa hadaad dhimanayso dhareerka waa la'iska duwaa, hadaad diinta islaamka nacday aday kuu daran tahay anaga waxba nagama galin, ma waxaad u malaysan inuu Alaah ku qaban karin, bal wuxuu awoodaa inuu neefta aad qaadanayso kaa joojiyo, balse waxaad ku nooshahay raxmadiisa meel walba gaartay, waxaan Alaah s.w weydiisanayaa haduu hanuun kula doonayna kusoo hanuuniyo hadii kale inuu kaa qabto diinta aad caayaysid maalin walba, waadna ogtahay iney qabashadiisa daran tahay , (Ina akhdahuu aliimun shadiid) waxaan Allaah weydiisanayaa inuu ducadaa iga aqbalo. Aamiin C/naasir DK

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Qoordheere
(no login)

xayawaanyahow afsoomaaliga ku hadlaayo.....

No score for this post
January 10 2003, 8:05 PM 

XAYAWAANYAHOW AFSOOMAALIGA KU HADLAAYO WAA KUMA QOORDHEERE HA AAD SHEEGAYSO, ANIGA HADAAD IGA WADID MAXAMED QOORDHEERE AH, ANIGA HORAY WAXAAN UMADA SOOMAALIYEED OO MUSLIMKA AH UGU QEEXAY WAXAA TAHAY, OO AHYD INUU FAHANKAADA KHALDANYAHAY XAQANN MA FAHMI KARTID ILAAHAY WAXAAN KA BARYAYAA INUU I DILO ANOO MUSLIM AH WALALAHAY MUSLIMIINTANA WAXAN ILAAH UGA BARYAYAA INUU WANAAGA AY HAYSTAAN KU DILO.

FEERO XUME ANIGA WAXAAN KA CODSADAY BAHDA WANAAGA JECEL EE DOOD FURAN INAY XITAA JAWAAB KUU SOO QORIN WAAYO MA IS TIHAASHID IN WAKHTI LAGUU LUMIYO ANIGANA MAANTA KUUMA SOO QORI LAHAYN QORAAL EE WAXAD AFKAADA LA SOO AADAY MAGACAYGA WAR WAXYAHOW WUXUUSHKA AH ISLAAM IYO MASIIXI MIDNA MA FAHMAYSIDE AFKAADA HANALA SOO AADIN.

ANIGA WAXAAN MUUJIYAY DIINTA ISLAAMKU INAYTAHAY DIIN NAXARIIS BADAN OO AADANAHA SIISAY XORNIMO KU FILAN HADAAD FEERA XUMOW SHEEGATO MAGACAYGA OO AAD WAX KHALDAN ISKU DAYDO INAAD IGA FAAFISO ANIGU WAY I GARANAYAAN DADKA WANAAGSAN EE DOODFURAN DIINTAAAN HAYSTANA WAY OGYIHIIN INAY TAHAY DIINTA SHARAFTA BADAN EE ISLAAMKA, WAXAY KALOO OGYIHIIN INAAD TAHAY ADIGA MUJRIM KUN WAJI LEH HORAY WAXAAD U SOO QORATAY INAAD HADA SOO MUSLIMTAY WAXAANA ISTICMAASHAA DHOOR MAGAC ILAA IYO HADA MA ARAGTAY QOF FAYOW OO KUGU TAAGEERSAN INAAD CAYDO DIIN.

WARYAA MA OGTAHAY JAAHILYAHOW QOF AQOONTA LAHI INUUSAN KU XADGUDBIN DIIMAHA IYO CADOOYINKA AY SHUCUUB AY LEEYIHIIN.

JAAHILYAHOW ANIGA KUMA AAN DILI LAHAN WAAYO ADIGAABA MEED AH, MEEDNA LAMA DILO.

XAYAWAANYAHOW MADUUCKALE SAMAYSO KOLAY HADAAD GAALOWDAY KAAMA MARNA QURUNKA QABYAALADA WAKHTIGAAD KU LUMIN LAHAYD CAAY DIIN SHARAF LEH WAXAA KU LUMISAA REERKAAD KA DHALATAY HADAADAN QABQABLE AAD TAAGEERTO LAHAYNA KOLAY MID ISKA TAAGEER WAAYO JAAHIL AYAA TAHAY.

WAR INDHAHA KALA FUROO WAX DIIN CAAYAYA SOO RAADI SI BAREER AH AMA SHARCI FASAXAAYA CAALAMKA, WARAYAA MA WAXAA TIRI DIINTA ISLAAMKA SI WANAAGSAN AYAAN U BARTAY WAANA CAAYAYAA, WARAYAA DIIN ISLAAM WAX KAMA TAQANAADE AFKAADA QABYAALADA LA AAD WAY JIRAAN KUWO KU MASHQUULSAN OO SIDAADOO KALE FAHAMKOODU YARYAHAY.

BY: MOHAMED QOORDHEERE

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Qoordheere
(no login)

INTA WANAAGA JECEL.....

No score for this post
January 10 2003, 8:18 PM 

INTA WANAAGA JECEL EE AH SOOMAALI FAYOW, IYO ASXAABTAYDA DOOD FURAN WAXAAD IGALA SOO XIRIIRI KARTAAN CINWAANKAYGAN qoordheere@clownz.com,
FEERAXUME OGOW HADII AAD WAJI KALE SOO SAMAYSATO INAAN DAQIIQAD GUDEHEED KUUGU FAHMAAYO WAAYO JAAHIL AYAA TAHAY LA FAHMI KARO.
WAXAAN U HANBALYAYNAYAA ASXAABTAY QAALIGA AH DOOD FURAN OO MAR WALBA I GARABTAAGAN, WAXAAN ILAAH NOOGA BARYAYAA GUUL IYO BARAARE INSHAA ALLAAH.
BY: SAAXIIBKIIN OO AAD IDIN JECEL QOORDHEERE.....

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - qoordheere oo muujiyey waxa islaamka yahay oo ah diin dil iyo dhac iyo gumaad
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.