DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

laba qaawan isma qaadee siday laba aan waxba haysan wax ugu gorgortamaan

January 10 2003 at 10:44 AM
No score for this post
geeleyuusuf  (no login)

war dadku ma yaabbay leeyihiin misse anigaa yaab leh
muuse suudi waxa uu ka hadlay isagaa idinka og inays iska ahayd ha lagaa sheego waa run in siyaad barre xukunka hayey hortiina daarood uun meesha ka muuqday umadana ay ka xoreeyeen talyaanigii qabsaday ama englishka intanay ka xorayn ka horna iyaga loo ahaa raaciyad markii lagu kufriyeyna la wada noqday waxba yahay wakaa soomaali isdiiday markay waayeen waxii horay u dar yeeli lahaa waxaase la yaaba qofkii yiri shalay meeshii lagaa eryaad u hanqal taagi waa run xukunka siyaad ama daarood laga eri laakiin maxaa la haystaa hawiye iska daa waxay haystaane iyagaa dhisan waayey maamul goboleed marka laba qaawin sidaysan isu qaadin laba aan waxba haysan siday wax isaga eryadaan
hahahahahahahah waayaab

 

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - laba qaawan isma qaadee siday laba aan waxba haysan wax ugu gorgortamaan
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.