DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Adeer Maxaa loo diley Timothy McVeigh

January 10 2003 at 6:00 PM
No score for this post
adeer  (no login)

 
Adeer inta ay qol kugu xireen oo kugu shaabadeeyeen ayey ku dheheen waxa aad la hantaatacaysid, doqonow, waa kan isku magcaabay "Xaar-feera-kabuuxeen" maxaa loo diley Timothy McVeigh?

MAxaad ku doodeysaa nidaamka maraykanka ayaa garanwaayey in lasiidaayo qof diley in kabadan 167 qof, waa adiga ku doodaya diinta Islaamku waa diin dil e maraykanka sharcigiisu ma islaambaa? MAYE Caqliga suuban wuu yaqaan waxa toosan, waana dad EHELU kitaab ah sidaas aad aragtay ayey u xukumeene bal haddaad RAAYO leedahay ka dood dilka Timothy McVeigh oo xataa dadka kasoo horjeeda Captal punishment aysan u jixinjixin qof dad masaakiin ah laayey.

Doqonyohow waxaad kusoo qarqari doontaa sept 11, taas ayaan hal kaa dhehayaa, Islaamka ayey ahaayeen kuwii ugu hor cambaaareeyey falkaas argagixisada ahaa, culimada islaamka ayey ahaayeen kuwii ugu hor dhaleeceeyey, akhri qoraalkan oo 9/12/2001 kusoo baxay http://muslim-canada.org/news09112001.html

CANADIAN MUSLIMS CONDEMN
TERRORIST ATTACKS

(TORONTO) - Muslims in Toronto and indeed across Canada today condemned the apparent terrorist attacks in New York and Washington and offered condolences to the families of those who were killed or injured.

In a statement, Syed Mumtaz Ali, President of the Canadian Society of Muslims said: "We condemn in the strongest terms possible what are apparently vicious and cowardly acts of terrorism against innocent civilians. We join with all Canadians in calling for the swift apprehension and punishment of the perpetrators. No political cause could ever be assisted by such immoral acts."

For an elaboration and insight into Islamic teachings, the Canadian Society of Muslims recommends the following articles on their website: Islam and Christianity, Similarities and differences http://muslim-canada.org/islam_christianity.html On Tolerance: http://muslim-canada.org/tolerance.htm

Taas markaad qabsatid, bal raayo oo meel uga dhaqaaq taas waadiga kusoo ordaya wax aan jirine.


Diinta Islaamku Allah ayaa ballan qaaday in uu xafidayo, xaar-feera-ka-buuxeena, hadee isagaaba waxaas ka buuxa qurunkiisa dadku agmarikarayn intuu feeraha kasoo dilaaco

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
QOORDHEERE
(no login)

ADEER YUUNAN KU DAALIN.........

No score for this post
January 10 2003, 8:31 PM 

SALAAMU CALAYKUM
ADEER SALAAN QIIMO IYO QAAYO BADAN KADIB ADEER YUUNAN KU DAALININ XAYAWAAANKAAN WUXUU YAHAY AAN LA GARANAYNIN, ADEER HORAY WAXAAN U WAYDIINAY DIINTUU HAYSTO NASIIB DARO WUU KA GAABSADAY TAASI WAXAY CADAYNAYSAA INUU YAHAY DIIN LAAWE.
TAASI WAXAA U SII DHEER JAAHILNIMO SIDUU U HADLAAYO XITAA UMA HADLAAN KUWA DIIN LAAWAYAASHA AH.

ADEER XORIYADA AYUU KHALAD KA FAHANSANYAHAY,SIDOO KALE WUXUU KALAD KA FAHANSANYAHAY DIINTA ISLAAMKA EE SHARAFTA BADAN, MAQAAL AAD QORTO WAX KUMA FAHMAAYO LUQAD WALBOO AAD WAX UGU QORTAA WAA ISKU DAYDAY INUU WAX FAHMO LAAKIIN SAAD SHEEGTAYBA FEERA AYAA XAAR FAHDIYAAN, XAQANA LAABTA AYAA LAGA FAHMAA, LAABTANA WUU LAHYAHAY OO WAY DILAACSANTAHAY!!! OO ASAGAA SHEEGTAY INAY LAABU DILAACSANTAHAY.
ADEER KHEER AAN LA KOOBI KARIN AYAAN KUU RAJAYNAYAA INSHAA ALAAH.
BY:QOORDHEERE

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
adeer
(no login)

WALAAL QOORDHEERE MAHADSANID

No score for this post
January 11 2003, 4:18 PM 

Walaal qoordheere aad ayaad u mahadsantahay, Allah khayr hakuugu jiseeyo, waana ku salaamayaa adiga iyo inta sida sharafta iyo xornimada ah halkan fikradaha isugu dhaafsanaya.

Adeer waa runtaa in qofka la fahmikaraa uu yahay kan diin uun u nasab sheegta, qof cawaan ah oo aan garanayn waxa uu ****ada feeraha uga buuxsadey hadee yaaba fahmaya, laakiin ujeedadaydu ma ahan isaga, wax aan ku falaayo iyo wuxuu cid taro karo ayaan jirin ee in qoraalada wanaagsan ee diinta Islaamka ay arkaan dadka kale ayaan hadaladaas oo dhan uga dan leeyahay. waan ogahay in uu kusoo laalaabanayo xor ma tihidin iyo qurun aan la garanayn, laakiin uusan keeni karayn wax xigmad iyo aqoon iyo cilmi ah. Cilmigii uu doono ha keeno oo bal diinta Islaaka diin aan ahayni ha ka jawaabto haduu run sheegayo.

Marka walaal qoordheere qofkaas waxaan ugu daba dheganahay in aan tuso in xornimadu ay tahay Islaamka, in saraaxadu ay tahay Islaamka, hadee haduu toobad keenona koley anigu wax ku falimaayee isagay u roon tahay feerihiisa xun in uu cadaab ka ilaashado. LAAKIIN HALKAAN AYAA KU FADHIYAA IN UU YAHAY WAX MATARE AAN MEELNA KU FIICNAYN OO AAN CIDNA WAX LA QAYB SAN KARIN, UU YAHAY MIQ CAMAL XUN, OO BINI AADAMKA OO DHAMI NECEB YIHIIN, CARO IYO XIQDINA AY FEERAHA BUUXIYEEN, hadee qofkii carada Allah ku dhacdo maxaad ka sugeysaa Allah oo cafiya mooyee...

Waxaan u muuqan in diinta islaamku ay naxariis badan tahay, waa diinsambin, cilmi, xigmad, waa Islaam. Laakiin muxuu meesha keeni.... oo aan ka ahayn feerahaa-xaar-iga-buuxaa, orod hadee dhakhtar islaam u tag si uu kaaga soo dilaaciyo qurunka, ilaa dawo kale ma lihide ku dheh.

Adeer maalmihii hore wuxuu dadka ku harowsadey waa idin xirxiraayaa, hadda isagii ayaa RAAYO iska waayey oo carar ah, ilaa aduunku ma ahan meel ciyaalka isaga oo kale ah ku adeegtaane, waa ayaa ku waa beriistey, waana gacan ku gabad, cilmi iyo aqoon uu hayaana ma jiraan, xataa waxaan markii hore moodayey masiixi laakiin sidaad sheegtay waa DIIN'LAAWE cawaan ah oo aan garanayn waxa dhalay, ilaa diinta qofka ku dhasha Aabahiis waa la garayaa... Islaamku waa yaqaan diimaha kale.... Masiixiyada waan naqaan, Jews waa naqaan, waa Towraad iyo injiil, wuxuuse isagu aaminsanyahay malaha waa FEERIHIISA oo hadii maanta XAAR kujiro uu u haysto in aan wax ka maqnayn, beri haduu ****o waayo bal aan sugno magaca kale oo uu la baxo.

Maalin hore ayaan usheegay in uu malaha la bixilahaa magac sida waayadaan dambe qori is marisku u bateen ee shariif oo ah magac wanaagsanaan jirey laakiin beryahan lagu tuntay....


QOORDHEERE waan kusalaamay markale waan mahadsantahay.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
caa,isha
(no login)

waan ku salaamay wiilka adeer la yiraah

No score for this post
January 16 2003, 7:46 AM 

Waxaan kugu salaamay salaata islaamka SCWB.
Adeer iyo qoordheere iyo dad badan oo wanaaga wadaba
aad baad u mahadsan tihiin alaahna ha idinka abaal mariyo intaa kadib waxaan mahad ha ka gaartee salaan
gaar ah u dirayaa adeer waxaan ku faraxsanahay tashuush
uushkii uu furay feera xume sida wanaagsan ee aad ugu
hor taktay, waana mida loo baahan yahay in tashwiishka
wax magaradka laga hortaga abaal marinteedana alaah ayaan kaaga rajeynayaa maalinta qiyaamah inuu firdowsa
kuugu badalo insha alaah.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Adeer
(no login)

Caa'isha

No score for this post
January 16 2003, 5:38 PM 

Mahadsanid walaal, waxaan ku farxay qoraalkaaga, adiguna sidaas oo kale ayaad ajar iyo xasanaad ka heleysaa wanaagaaga insha allah.

Walaal feera xume waxa uu cid tashuush kufurikaro majiraan, ilaa isagaanba waxba meesha ku hayn, oo waad aragtay in uusan ka ood sokayn kuwa daayeerkii ay caabudayeen intuu ka tirobatay wax ay ku sameeyaan hadda garan la'. Xataa isagu mahaysto daayeerkaas, waa sidii wax u nool in uu feeraha ka buuxsado qurunka uu isubixiyey oo aanba garanayn waxkale, cilmi, caqli, xigmad, iyo aqoon, anshax iyo edeb midna malahan, oo wada aragnay, sidaas darteed ayuusaan walaal waxba duufsan karin, cidna u caga juglayn karin, feerihiisa qurmuun ayuu asturan lahaa ama magac ka fiican ayuuba isu bixinlahaa. ilaa xigmad ayaa xataa magaca lagu bixiyaa, xigmadi waa ka guurtay amaba kumaba dhalan, oo hooyadiis uma sheegin wax xigmada lagu barto, Aabena hadee horay ayaan u soo sheegay u iri qofkii Nebiga caayaa waa garac aan aabe lahayn, qof aabe leh diinta uu doono ha haystee ma caayo Anbiyada.

Walaal waxaan waqtigaas dheer ugu bixiyey qoraalada aan ka dabategey asaga ma ahayn ilaa qurunkiisa waxba lagu falimayee ee waxay ahayd in dhallinta yaryar ay bartaan diintooda macaanka, xigmada iyo taariikhda dheer isla markaana leh xadaarada aan cid ankiri kartaa jirin.

Walaal caa'isha diinta Islaamka Ilaah ayaa xafidaya, feera xume iyo cidkale toona uma caga juglaynkarto rasuulkeena, mana caayi karaan, oo weliba inta ay caayaan inooma hanjabikaraan, taas wuu arkay feero qurun uga buuxeen, ama qurun ka dilaaciyeenkii labada dhinac isu dalooley sida boocboocda.

Markale walaal caa'isha mahadsanid khayr ilaah haku siiyo, wixii wanaag aan sameeyey Allah ayey ka ahaadeen, wixii aan ku gafeyna saamax ayaan rabi weydiistey...

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
caa,isha
(no login)

Re: Caa'isha

No score for this post
January 23 2003, 2:47 PM 

Waad mahadsantihiin dhamaan dhalinta ka dhiidhisay xumaanta feeraxuma,adeer gaar ayuu mudnaan u leeyahay
iyo mahadii aad ii soo dirtay.
waxaan isku fiirinayaa inaan feerxuma la hadlo
feera dilaaciyoow aloow umada kaa faquuq .
faaduushi aad keentay rabi kugu faruur.
faruuryaha kaa go,een iyo fadeexad aan la maql.
ficilki aad suubisay rabi kugu facshir.
waxaan alaah weyn ka baryeeynaa in feera xume fadeexad
ala soo joojiyo lagu wado garto hada wuu is qarin lakiin alaah waamidka aan leyska qarin karin.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Adeer Maxaa loo diley Timothy McVeigh
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.