waxaan ku hadlayaa magaca somalida anigoo jecel somaliya in ay ka dhacdo nabadgalyo waxaana dooran lahaa labadaan nin midkood waxaay kala yihiin maxamad dheere iyo cali mahdi maxamad markii aan fiiriyay labadooda nin aaaan aheyn in uusan xakumi kareeyn somaliya ayaan u doortay cali mahdi maxamad
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
waxaan u dooran lahaa mr big dalla?
yaa waaya mr b.d.? waa is la aniga
sabab waayo waxaan lee yahay caqli aan aniga isku doorto waayo sanadkaan qof aan aaminaayo majirto
kan aan isku cidkanahay waa cadaw geyga markey timaado
madax waynanimo qabqablayaasha dagaalka waa dad jaahiliin ah wax soobaran ama jan dad soohalaagay ah
hanti jaceel tuugnimo qabiil jaceel.marka aniga wax ayaan soobarta wax inaan dhiso aan rabaa hadal mawahan.
ee in aaan ka dhabeeyo aaan rabaa. xeebta somaliyeed
ee dadka iyo xoolaha lagu qalay eee urtay ayaan
rabaa in aan kadhigo meel talxiis loo imaado.
somaliya meel dholo kajirto kadhigo is jaceel abuuro
iyo wadan jaceel.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.