ogaysiis ciddii guur rasmi ah rabta January 21 2003 at 1:11 AMAverage Score 2.3 (4 people)
shakiib cali
(Login shakiib )
salaamu calaykum waraxmatullah
salaan kadib walaalayaal anigoo oo lahadlaya dhammaan guurdoonka soomaaliyeed raga iyo dumarba ayaan waxaan u sheegayaa in ciddii guur rasmi ah oo xalaal ah sharciga islaamkana waa faqsan in nagala soo xiriiri karto emailkan soosocda shakiib99@yahoo.com
walaalyaal fadlan ciddaan wax rasmi ah waddan yaynan soo xiriirin waqtigana hanaga dhumin
Author Reply 2groups (no login ) codsi guurka ha ugafin!!!!!!!! Average Score 3.5 (2 people) January 24 2003, 12:47 PM
group_ A
waaaaaaaaw yaab waaye sxb koox guur doon ah hadaad u hayso koox kaloo guur doon ah!
ogaysiiskaada waxaa ka muuqda in aad dabooli karto baahida koox guurdoon ah markaa waxaan ku waydiinayaa tiro meeqo ah ayaad ka haysaa dumar ragna adi kow yaa kale oo ka haysa, ogaysiiskaada qabyo waaye, fikradaan waxaa qabo asxaab ka mid ah guurka hore.
group_ B
walaal waxaad ogaataa inuu ogaysiiskaada sharci daro ku socdo oo uu ugafay guurka iyo jacal la wadaago, guurku wadoooyin loo maro ayaa jiro oo aan ahayn "OGAYSIIS WAXAA DHAMAN LA OGAYSIINAYAA GUURDOONAYAASHA DHABTA AH IN AAN BAAHIDOODA GUUR DABOOLI DOONA HADAY NAGALA SOO XIRIIRAAN YAAB@YAHOO.COM" waa ku baryaynaa guurka hanugu dirin inaan guursanaa rabnaa ogaysiiska ka daa codsi asxaab badan waaye.
macsalaama
mairo mulah
(no login ) Anaa ua baahan guur aan gumeysi jirin. Average Score 3.3 (4 people) January 28 2003, 11:44 AM
Waaan rabi lahaa inaan guursado...laakiin ma aqaano sida loo dhaqmi lahaa..waxaan leeyahay inuu lahaado.iwm
Anonymous (no login ) Re: ogaysiis ciddii guur rasmi ah rabta Average Score 2.1 (7 people) January 30 2003, 6:32 AM
salaamu c/kum.
sxb,shakiib. ma haysaa gabadh,
1-edeb iyo akhlaaq leh
2-diinta taqaan.
3-waxbarasho heer fiican ah leh
4-xaqa zawjka garanaysa
5-dhawrsooni iyo amaano xafid leh
5-dad wanaagsan ka dhalatay
6-da'da u dhaxaysa 18-30 sano
7-karti iyo waxqabad leh
8-beer nugul ama naxariis badan
9-i adeecda marka aan xaqa ku joogo.
10.i waanisa marka aan qaldamo
shuruudo adag miyaa?
Current Topic - ogaysiis ciddii guur rasmi ah rabta