DoodFuran: SomaliTalk.com
 
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Marxuum: Axmed Khaliif Maxamed,

January 24 2003 at 6:41 PM
No score for this post
tacsi  (no login)

TACSI: Marxuum Axmed Khaliif Maxamed, oo ku geeriyoodey shil diyaaradeed:

http://somalitalk.com/news/africa/kenya/khaliif.html

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
maxamed
(no login)

Allah Ha u naxariisto

No score for this post
January 24 2003, 7:01 PM 

Anigoo ka tiiraanyaysan geerdia ku timid Axmax khaliif maxamad waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisii iyo qaraabadiisi iyo dhamaan umada soomaaliyeed, Allah ha u naxariisto ehelkana samir allah haka siiyo.

Aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi

No score for this post
January 26 2003, 12:56 AM 

waxaan tacsi udirayaan dhamaan umada soomaaliyeed ee uu marxuumku ka geeriyooday anigo oo runtii aad iyo aad oga naxay geerida marxuumka markii aan furay websida somali talk ayaan waxaan ku arkay ciwaan aan aad oga naxay oo aan dhawr jeer is idhi malaha waad khaldan tahay kadibna waxaan furay edeecada bbc da oo anigoo jooga woqooyiga america aan laynka internetka ka dhagastay taasoo ay bbc siduna kahadashay geerida marxuumka waxay igu noqotay fajac iyo amakaag mudadii yarayd ee aan keenya joogay kenya waxaan fursad uhalay in aan lakulmo oo aan xafiiskiisa ku booqo runtii waxaan odhan karaa aad buu uyaryahay isoo kale alaha unaxariisto Ahmed khalif waxaana odhan karaa Ahmed kama geeriyoonin reer ee umad dhan ayuu kageeriyooday inigoo ku nool wadanka markaykanka gobalka ilanooy waxaan uga naxay geerida ahmed si aanaan cidkale uga nixin kula qabiil ma ihi kula reera ma aan ihi reer kenyana maan ihi ahmed na aniguu iga geeriyooday alaha unaxariisto marxuumka qaraabadisiina sabar iyo iimaan alaha kasiiyo.

from mohamed H mursal

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi

No score for this post
January 26 2003, 10:24 AM 

Waxaan anigoo aad uga naxsan u tacsiyeynayaa dhammaan shacabka Somalia gaara ahaan reer Kenya iyo eheladii asxaabtii idaacada iqra geeridii laga naxay ee ku timid sacaadatu waziir Ahmed Khalifa Allah jannadii ha geeyo Amiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Ridwaan Xaaji C/weli
(no login)

Janadii ilaahay haka waraabiyo

No score for this post
January 26 2003, 11:05 AM 

ilaahay janadii firodoowsa haka waraabiyo marxuum axmed maxamed khalif wasiirkii shaqada iyo shaqaalaha kenya ,intii uu ka tagayna samir iyo iimaan alaha kasiiyo.

aamiin aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

ilaah haunaxariisto

No score for this post
January 26 2003, 4:39 PM 

anigoo kamid ah soomaalida kunool wadankan kenya waxanaa halkaan ugu tacasiyeeynayaa dhamaan uma soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee kutimid alaha u naxariisto marxuum Axmad khaliif maxamad oo 24/01/03,ku geeriyooday shil diyaaraded oo ka dhacay magaalada busiya ee galbeedka kenya (inaa lilaah wa inaa ileehi raajicuun) alaha u naxariisto murxuumkaas wuxuu ahaa nin aad ugu dadaala soomaalida kunoo wadankan kenya ,waxaan ilaah uga bayrayaa in uu janadii fardoosa ah ka waraabiyo..aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
tacsi
(no login)

TACSI

No score for this post
January 24 2003, 7:33 PM 

Bahda SomaliTalk.com ayagoo aad uga murugaysan geerida kutimid marxuum Axmed Khaliif, waxay halkan tacsi ugu gudbinayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii marxuumka, sidoo kale waxaan halkan tacsi ugu direynaa dhamaan dalka Kenya oo uu ka geeriyoodey marxuumku, waxa kale oo u tacsidayneynaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey marxuum Axmed Khaliif. Sidoo kale waxaan tacsi u direynaa dhammaan muslimiinta Kenya iyo gaar ahaan Ururka Muslimiinta dalka Kenya oo uu marxuumku u ahaa xoghayaha guud. Waxaana Allah uga baryeynaa in uu marxuumka janadii Fardowsa ka waraabiyo. Eheladana Samir iyo Iimaan Allah ha siiyo..... Kullu Nasul Daa'iqatul mowt.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi

No score for this post
January 24 2003, 7:44 PM 

waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaa
dhamaan umada soomaaliyeed iyo muslimiinta kenya
meel kastoo ay joogaan weli waxaan tacsi gaar ahaaneed
u dirayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
Alla ha unaxariistee( marxuum axmed khaliif maxamed)

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi ku socoto qoyskii iyo eheladii marxuun Axmed Khaliif

No score for this post
January 24 2003, 8:13 PM 

Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun

waxaan halkaan tacsi uga dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooodey marxuun Axme dKhaliif Maxamed oo ahaa wasiirkii shaqada ee kenya oo galabta oo taariikhdu aheyd 24/1/03 ku geeriyoodey shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka kenya, waxaan alle uga baryayaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo , ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo
aamiin , aamiin , aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi Naxtin Leh

No score for this post
January 24 2003, 9:47 PM 

Ku: Somalitalk
Ka: Abdi Omar Gudoomiyaha Jaliyadda Soomaalida Kenya ee Waqooyiga America.
Ujeedo: Tacsi Murug iyo Naxtin leh.

Anigoo ah Abdi Omar kuna hadlayo magaca Jaaliyada Soomalida Kenya ee Waqooyiga Amerika iyo UK. Waxaan tacsi murugo iyo naxtin leh u dirayaa dhamaan soomalida reer kenya ee jooga dalka iyo dibadaba geeridii ku timid mudane Ahmed Khlif Mohamed oo ahaa Wasiirkii shaqada iyo shaqaalaha. Waxaa kale oon aan si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa ehelladii, qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.

Mudane khaliif oo ahaa nin taariikh dheer kulahaa gobolka Waqooyi Bari Kenya.oo lagu aasaayo maanta oo ah sabti magalada Wajeer Waxaan Eebe ugu baryeynaa in uu jannada fardowsa uu ka waraabiyo intii uu ka tagayna uu sabir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin.

Abdi Omar Gudoomiyaha Jaaliyada Soamalaida Kenya ee Waqooyiga America

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Axmed
(no login)

Alla Haw Naxariisto

No score for this post
January 24 2003, 9:56 PM 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Naf kastaa geerida waa dhadhaminaysaa.
Waxaan Allah uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo axmed khaliif, eheladuu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
mahadnaq
(no login)

MAHADSANIDIN SOMALITALK

No score for this post
January 24 2003, 10:10 PM 

waxaan marka ugu horeeya tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey marxuum axmad khaliif, ilaah ha u naxariisto, janadiina haka waraabiyo, samirna ha inaka siiyo. Alllah aamin.

waxaan mahad ballaaran usoo jeedinayaa SOMALITALK.COM sida qiimaha badan ee ay usoo koobeen taariikhda marxuumka oo muujineysa sida Islaam nimada ah ee aad u jeceshihiin qofka walaalkiin ah oo usoo halgamay umadaan, ajar weyn ayaa idiinku sugan in aad qofka wanaagsan sidaas u raadisaan wanaagiisa, taariikhda ayaana wanaag idinku xusidoonta, tani waxay isjacayl iyo isu soo dhowaansho u horseedeysaa walaalaha soomaaliyeed, aad ayaad u mahadsantihiin.

Ugu dambayn markale ayaan tacsi udirayaa reerkii iyo qoyskii axmed khaliif

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi

No score for this post
January 24 2003, 10:56 PM 

Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan muslimiintii uu ka dhintay marxuumka, gaar ahaan somali weyn, si khaas ahna qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday. Waxaan Ilaahey u weydiineynaa dambi dhaaf iyo naxriistii Janno. Aamiin.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

tacsi ku socota dhamaan muslimiinta kenya

No score for this post
January 25 2003, 5:41 AM 

waxaan anigoo ka murugaysan aan tacsi u dirayaa dhamaan, ummadda islaamka ah ee kenya iyo gaar ahaan umadda soomaaliyeed iyo ehelkii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Khaliif Maxamuud, isagana naxariistii iyo dambi dhaafkiisa alaha siiyo janadina ha ka waraabiyo, ehelkiisana samir iyo iimaan alaha ka siiyo Amiin.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
cabdullaah cali/djibouti
(no login)

Re: Marxuum: Axmed Khaliif Maxamed,

No score for this post
January 25 2003, 5:34 AM 

innaa lillaahi wa innaa ileeyhi raajicuun.
aad iyo aad ayaan uga naxay geerida ku timid Axmed Khaliif Muxammad.Allaha u naxariisto isaga wixii umadda nebiga(caleeyhi salaam)tirsan.
qoyskii uu ka baxay iyo dhamaan eheladii waxaan leenahay samir iyo iimaan.
salaamu caleeykum.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
iftiin
(no login)

tacsi

No score for this post
January 25 2003, 5:39 AM 

alaha ha unaxariisto inta muslimiin ah ee dhimatay

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Abdiaziz Sheikh Ali
(no login)

Tacsi

No score for this post
January 25 2003, 6:14 AM 

Anagoo aad ugu naxnay geeridii muragada lahayd
ee ku timid marxuun AHMED KHALIF,waxaan tacsi
u direynaa eheladii uu ka geeriyooday marxuunkaas
iyo dhammaan ummadda somaliyeed ee uu ku weynaa
marxuun Ahmed Khalif.
waxaana tacsidan diraya anagoo kala ah
1)Abdiaziz Sh.Ali iyo Xaaskiisa
2)Ing.Abdulqaadir Sh.Ali iyo xaaskiisa
3)Dr.Abdullahi Sh.Ali iyo xaaskiisa
4)Dr.Abdisalam Sh.Ali iyo xaaskiisa
5)col.Maxamed Ibraahim (gupper)iyo xaaskiisa
6)Abdisamed Ibraahim iyo xaaskiisa
7)Xaajiyo Xaawo Ali
8)Salaado Sh.Ali
9)Luul Sh.Ali iyo odaygeeda
10)Qamar Sh.Ali iyo odaygeeda
waxaana dhammaanteen leenahay allaha u naxariisto
marxuun Ahmed Khalif,janadaa fordowsana ha ahaato
hooygiisa,eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan
allaha ka siiyo,(AMIIN).

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi

No score for this post
January 25 2003, 6:06 AM 

Waxaan sicsi u dirayaa dhammaan ummadda reer kenya geeridii naxdinta lahayd ee kutimid allaha u naxariistee marxuum Axmed khaliif maxa,med .gaar ahaan waxaan tacsidaan u dirayaa eheladii iyo qaraabadii uu katagey waxaana ilaahay uga baryaa isagana ilaahay inuu kawaraabiyo jannadii fardawsa idinkana samir iyo iimaan allaha idinka siiyo .aamin.ammin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

tacsi

No score for this post
January 26 2003, 10:20 PM 

waxaan halkan tacsi ugu diirah dhamman dadkii uu ka geeriiyad ahmed khaliif oo dhawaan ku geeriyada waddanka kenya

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi

No score for this post
January 25 2003, 6:42 AM 

Asalaamu caleykum waraxmatullaah.

waxaan haklaan uga duceynayaa ninka dhintey ee soomaaliyeed oo haddana wasiir ja ahaa dowladda kenya isla markaasna ahaa wasiirka kel;iya ee soomaaliga ahaa waxaan leeyahay ilaahey janadiisa ilaahey ha waraabiyo hana ku daro rabbi kuwa uu janadiisa ku gelyo raxmaddiisa isaga iyo anagaba iyo islaamka oo dhan waxaan aad ugu faraxsanahay in intii aysan diyaaraddui kicin uu salaad dukadey ilaahey salaaddaas maqbuulo ha uga dhigo.ilaahayo adigaa raxmadaadu waasac tahay ee qabriga u waasici ugana dhig beer, beerahaada janada ka mid.
eheladii uu ka dhinteyna samir allaha ka siiyo.
Aamiin.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

ilaahay ha unaxariisto marxuum axmed khalif maxamed

No score for this post
January 25 2003, 7:02 AM 

ilaahay ha unaxariisto axmed khalif mohamed oo ahaa wasiirkii shaqada ee dawlada cusub ee madaxwayne mwai kibaki,
waxa aan tacsi gaar ah udirayaa eheladii iyo qaraabadii iyo ururka muslimiinta dalka kenya supkem oo marxuumku ka ahaa xoghaye,

naxariistii jano alle ha siiyo aamiin aamiim aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
shamsa osmaan deeriye
(no login)

Re: ilaahay ha unaxariisto marxuum axmed khalif maxamed

No score for this post
January 25 2003, 4:28 PM 

ilaahay ha unaxariiso marxuumaxmed khaliif maxamad waxaan aad uga naxnay geeridii naxdinta lahayd eekutimid waxaan dhamantayo leenahay janadii fardawsa eebe ha ku geeyo aamiin aamiin aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Mahad Ali
(no login)

Tacsi

No score for this post
January 25 2003, 5:36 PM 

ASSALAAMU ALEIKUM WARRAXMATULLAAH,

RABBI NAXARIISTIISA HA UGU DEEQO,
SAMIRNA HA KA SIIYO EHELKIISA.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
tacsi
(no login)

Axmed Kahlif iyo C/Kadir Mahad Kuno

No score for this post
January 25 2003, 11:44 PM 

Waxaan halkan uga tacsiyadaynaa qosaskii Axmed Khaliif iyo abdikadir Kuno, allah ha u naxariisto ehelkana samid aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Tacsi
(no login)

Labda Marxuun ee kala ah Wasiirka iyo Duuliyaha

No score for this post
January 26 2003, 12:24 AM 

INNALILAAH WA INNAA ILEYHI RAJICUUN

Waxaan tacsi u diraya qoyska iyo ehelada u ka geeriyooday Wasiirku (Axmed Khaliif). Waxaan sidaa si la eg' tacsi u diraya qoyskii iyo eheladii u ka geeriyooday Duuliyuhu (C/qaadir Mahad Kuno).

RABBIGEEN NAXARIISTII JANNO HA KA WARAABIYO EHELKOODINA SAMIR IYO IIMAAAN HA KA SIIYO.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Allah ha idiin naxariisto walalayaal

No score for this post
January 27 2003, 5:20 PM 

Walalayal waxaan tacsi u diri yaa dhamaan Somalida meel walba joogta,

waxaana Rabbi ugu baryayaa inuu naxariis iyo Janno ka waraabiyo walaalaheena ku geryoodey shilkaas.

waxaana tacsi gaar ah udiriyaa eheladii iyo qaraabadii ay ka tageen. Walalayaal waxaani waa imtixaan xaga Rabbi ka socda, taladeyda waa in la sabraa.
waana sabreyna Inshaallah.

Yasin
Stockhom, Sweden

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Allah ha idiin naxariisto walalayaal

No score for this post
January 27 2003, 5:34 PM 

Walalayal waxaan tacsi u diri yaa dhamaan Somalida meel walba joogta,

waxaana Rabbi ugu baryayaa inuu naxariis iyo Janno ka waraabiyo walaalaheena ku geryoodey shilkaas.

waxaana tacsi gaar ah udiriyaa eheladii iyo qaraabadii ay ka tageen. Walalayaal waxaani waa imtixaan xaga Rabbi ka socda, taladeyda waa in la sabraa.
waana sabreyna Inshaallah.

Yasin
Stockhom, Sweden

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

INNA LILAAH WA'INA ILEYHI RAAJUCUUN

No score for this post
January 26 2003, 12:19 AM 

Waxaan tacsi u dirayaa anigoo ka tiiran-yeysan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey marxuumka qiimaha badan ugu fadhiyey muslimiinta kenya AHMED M.KHALIIF ilaah janadii fardowsa ha ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna samir iyo imaan ha ka siiyo (amiin)

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

tacsi

No score for this post
January 26 2003, 2:54 AM 

Inaalilaahi wa'inaa ileyhi raajucuun.
waxaan hakaan tacsi uga dirayaa dhamaan muslimiinta aduunka meel kastooy joogaan gaar ahaan shacabka reer kenya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid wasiirkii shaqada Axmed khaliif oo ah nin aan ka dhiman gobolka laga soodoorto oo kaliya ee ka dhintay muslimiinta kenya waxayna muslimiinta kenay kuxasuusan doonaan wixii uu kaqabtay golaha sare ee muslimiinta kenya intii uu ka ahaa xooghayaha guud waxaa ilahay uga baryayaa inuu jandiisa ugu raaxeeyo qoyskii iyo eheladii uu katagayna samir iyo imaan ka siiyo
aamiin aamiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Dhalinyaradda Reer Towfiiq (Muqdisho-Somalia): Tacsi Naxtin Leh..

No score for this post
January 26 2003, 3:15 AM 

Anigoo kuna hadlayo magaca Dhalinyarada ku nool xaafadda Towfiiq ee Magaalada Muqdisho. Waxaan tacsi murugo iyo naxtin leh u dirayaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan soomalida reer kenya ee jooga dalka iyo dibadaba geeridii ku timid mudane Ahmed Khlif Mohamed oo ahaa Wasiirkii shaqada iyo shaqaalaha. Waxaa kale oon aan si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa ehelladii, qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumkaas.....

Waxaan Alle ugu baryaynaa in uu ka waraabiyo Janadii Fardowsa...........

Inaa ileeh wa inaa ilaahi raajacuuun......

Waxaa isku soo diyaariyay Yusuf Ali
Mogadisho-Somalia

This message has been edited by doodfuran on Jan 26, 2003 8:25 AM

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

inaali laahi wa inaa ilayhi raajicuun

No score for this post
January 26 2003, 4:32 AM 

ilaahay ha unaxariisto marxuum ahmed khaliif mahamed oo shalay ku geeriyooday shil diyaarad oo ka dhacay kenya ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan qoyskiisa iyo dhamaan soomaalida iyo dhamaan muslimiinta kenya aamiin ilaahay haka waraabiyo janadiisa fardawsa aamiin aamiin
INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

alaha u naxariisto mid khayrqabana alaha ugu badalo umada somaliyeed ee kenya iyo muslimka

No score for this post
January 26 2003, 7:27 AM 

waxaan tacsi u diraya guud ahaan shacabka somaliyed ee reer kenya gaar ahaan reer wajeer iyo dhamaan islaamka kenya
waxaan ilahay asagana uga baryeynaa in uu danbigisa dhaaffo janadi iyo naxariista rabi alle siiyo
waxa layiri inta aysan diyaradu kicin ayuu salad so tukaday oo 20 daqiqo aya lasugayey asaga darti alaha u naxariisto ilahayna misankisa ha waa fiyo
waxan inta muslimka ah ee akhrisanaya u shegaya ama u dardaarmaya cabsida alle iyo cibada in la xoojiyo wakhti walba iyo meelkastaba
ascw

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Condolence

No score for this post
January 26 2003, 7:52 AM 

I would liked to send my sincere condolence to the families, friends, the Republic of Kenya and whole of Somali-speaking nation to the loss of well-loved and irreplaceable Kenyan Minister for Labour and Man-power, Mr. Ahmed Khalif, who shockingly died in plane crash in Kenyan-Busia District.

Late Ahmed Khalif was an honest, hard-working and God-fearing person, who tirelessly served Kenyan Muslim communities in the promotion of their faith and the Islamic world. He also tirelessly worked the promotion of peace, education, unity and inter-communal understandings in the Republic of Kenya.

The Republic of Kenya has loss a great asset of veteran politician, irreplaceable and hard-working civil servant and great ambassador for the relationship between Kenya and the Islamic world, and the Kenya republic and the Somali proper.

In shall Allah, Allah may shower on him his mercy and reside in him the heavenly garden of Paradise of Janatul Fordowsa, as he was sincerely God fearing and true committed to his creator's service.

Mr. Saki.M.Barre
London

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Abdirahman Umar
(no login)

TACSI

No score for this post
January 26 2003, 8:30 AM 

Asalaamu Calaykum Walaalayaal,
Anagoo kala ah Mohamud Abdirahman Cuuke, Abdirahman Ali Omar, Adan Mohamed Abdi,
Mustaf Haji Ismail, Mahad Electricity, Abdirahman Ismail Shire (Darbane) iyo
Mohamed Mohamud Hussein Somali ah, waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga
diraynaa Qoyskii, Eheladii, Kharaabadii dhamaan shacbiwaynaha Soomaaliyeed meel
ay joogaanba iyo dhamaan shucuubta Islaamka uu ka geeriyooday Allaha u
naxariistee walaalkeena muslimka ahaa Marxuum Ahmed Mohamed Khalif, Wasiirkii
shaqada iyo Shaqaalaha ee Dalka aynu diriska nahay hadana marti gelinaya
shirweynaha nabadeeynta iyo dib u heshiisiinta umada Soomaaliyeed ee Kenya.
inagoo ka murugaysan GEERIDII Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuumka.

Waxaan Marxuumka Alle uga baryayaa In uu Janadiisa ka waraabiyo anagana naga
siiyo samir iyo iimaan. Aamiin, Aamiin, Aamiin.
INAA LILAAHI WA INAA ILLAAHI RAAJICUUN. KULLU NAFSIN DAAIQATUL MOUT.

wq. Abdirahman Umar

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tacsi

No score for this post
January 26 2003, 9:17 AM 

Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajiguun

ka: Ururka Waxgaradka Dhalinyarada Waamo(wyil)

ku: Qoysaska wasiirka iyo duuliyaha

Anigoo ah Maxamed Muse Cali kuna hadlaaya magaca Ururka Dhalinyarada Waamo waxaan tacsi u diraynaa 2 qoys ee geerida naxdinta leh ku timid.
Waxaan ILAAHAY uga baryeyenaa in uu labadaas marxuum jannadii ka waraabsho, samir iyo iimaana ka siiyo qoysaskii, ehelaydii, qaraabadii, dhamaan dadka reer NFD, iyo guud ahaan somalida oo dhan

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
tacsi
(no login)

TACSI

No score for this post
January 26 2003, 2:45 PM 

Anigoo ah canab maxamud clle waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhaman ummada muslimiint,gaar ahaan somalida oo aan uga tacsiyaynayo geeridii nacxdinta lahayd ee ku timid ALLAHA naxaeistee AXMAD KHALIIF MAXMAD inuu samir iyo iimaan kasiiyo dhamaatood asagana uu ALLE jannadii fardowso ka waraabiyo aamiin.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

ALLAHA U NAXARIISTO

No score for this post
January 26 2003, 5:05 PM 

WAXAAN JECELAHAY INAAN HALKAN TACSI NAXDIN BADAN UGA GUDBIYO DHAMMAAN UMADAHA MUSLINKA GAAR AHAAN UMADA SOOMAALIYEED MEEL AY JOOGAANBA MID GAARA WAXAAN USII GUDBINAYAA EHELADII QARAABADII IYO DADKII DHAMMAAN UU KA GEERIYOODAY ILAAHAY JANADII HA KA WARAABSHEE MARXUUM AXMED KHALIIF MAXAMED OO AHAA WASIIRKII SHAQADA EE DALKA KENYA DHAMAANTEEN SAMIR IYO IIMAAN ILAAH HAYNAGA WADA SIIYO WUXUU AHAA GEESI INAGA WADA TEGAYE ISAGANA JANADII FARDOWSA ILAAHAY HOY HA UGA YEELO AAMIIN ILAAHAYOOW IGA AQBAL.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

ALLAHA U NAXARIISTO

No score for this post
January 26 2003, 5:43 PM 

January 26 2003, 10:33 PM 

waxaan halka tacsi ugu diira dhaman dadkii uu ka geeriyad alaha uu naxarista axmed khalif oo dhawan ku geeriyoda waddanka kenya alaha samar iyo imaan ka siiyo, amiin,aamin,amiin

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

thanks

No score for this post
January 30 2003, 6:26 AM 

hey how are you doing.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Tiiraanyo

No score for this post
January 27 2003, 12:17 PM 

Waxaan halka uga tacsiyadeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Axmed Khaliif Maxamed, waxaan Ilaah uga baryeynaa inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo, ehelladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ha ka siiyo
=o0{aamiim}0o=

Marxuumku wuxuu ka geeriyoodey Soomaalida dhammaan gudaha Kenya iyo dibaddaba.

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

tacsi

No score for this post
January 29 2003, 11:44 AM 

waxaan halkaan kadirayaa anigoo katiranyaysan geeridi kutimi marxuum axmed khalif oo aha wasiirka shaqada iyo shaqalaynta eedalka kenya odhawaan gereiyaday kenya dhaman umada somaliyeed iyo musliminta ukatagay marxuumkaasi ala hawnxariistee ilaahna samir iyo imaan hakasiiyee dhamaan ehelki iyo musliminta kunoolkenya oouu dhamantood kageriyooday bye

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

we all miss him

No score for this post
January 30 2003, 6:45 AM 

i would like to send measssage of condolence to the family of ahmed khalif.may god rest him in paradise aamiin aamiin."to him we come from and to him allah is our return"

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Geeri naxdin leh

No score for this post
January 30 2003, 4:20 PM 

alaha u naxriistee waxaan halkan tacsi uga diraya qoyskii dadkii iyo weliba dawladii uu ka geeriyoodey wasiirkii shaqada ee axmed khaliif in ilaahey ka samar siiyo isaguna wuxuu ahaa nin diimeede uu ilaahey janadiisa ugu bishaareeyo inaa lillaahi waa inaa iliyhi raajacuun

Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Marxuum: Axmed Khaliif Maxamed,
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.

DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.