DoodFuran: SomaliTalk.com
 


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

Idaajaa iyo suugaanta

January 25 2003 at 3:37 PM
No score for this post
Samoon  (no login)

 
Idaajaa waa nin aad ugu xeel dheer suugaanta, dadka marka uu wax u sheegayo wuxuu ugu sheegaa hab suugaaneed aad u xeelad dheer.
Waxaa laga yaabaa inuu ahaa ninkii qoray sheekadii caanka ahayd ee ninkii fiqiirka ahaa iyo dawlada hoose, waxaa laga yaabaa inuu markaa dhaliilayey waxqabadkii dawlada hoose ee Soomaaliya.

Qormadii suugaaneed 25 Jan. 03 ee uu ka sii daayey BBCda waxay ahayd mid aad u qoto dheer, isagoo wax ugu sheegayey dad u maleeyey inay hawl hayaan ku lahaa, waxba ma ahaysaan ee iska aamusa, kuwo kale oo ku buuqayeyna lahaa wixii wax maqlaya baa wax loo sheegaa ee idinkuna ama aamusa ama wax qabta idinku.

Wuxuu kale oo qaar ka mid ah dadka meeshaa ka buuqayey u sheegay waxa ay mudan karaan oo digniin ayuu siiyey.
Waa ku mahadsan yahay Idaajaa garnaqa uu u qaaday dadkaa, kuwa uu la taliyey iyo kuwa uu u digayba.

Thanks bro.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Anonymous
(no login)

Re: Idaajaa iyo suugaanta

No score for this post
January 27 2003, 2:14 PM 

nacnacdii mareexaanka iyo doowladoodii ragii ay buubuunisaad wadaa saaxiib hadal hada looma baahnee aabihii iyo aabaha mareexaanka ayda ka soo saaree siyaad markuu mareexaanka dadka sanka kaga wada tolayey meeshii uu wax u qaban lahaa wadanka uu u ahaa madaxwaynaha waagaa buu hadli lahaa idaajaa haduu soomaali wax ugu filan yahay meesha looma baahna nacnac mareexaane golaha wax soconaya la imoow

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
faadumo
(no login)

Re: Re: Idaajaa iyo suugaanta

No score for this post
January 30 2003, 7:45 AM 

mashaa alaah khayr alle ha ku siiyo si fiican ayaad maandhoow ugu jawaabtay ninkii doonayey in uu naga iibiyo haraagii siyaad barre ama daba dhilifkiisa

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
LIBAAX
(no login)

RE IDAAJAA IYO SUUGAANTA

Score 2.0 (1 person)
January 30 2003, 10:10 AM 

IDAJAA SAXIIB WAA NIN DAAROOD AH OO CAQLIGIISA KU GAARAY INUU WAX U SHEEGO 20 MILYAN OO AF SOOMAALIGA KU HADLA WUXUUNA KA MID AHAA AMA UGU HOREEYEY RAGII GEED DHEER IYO MID GAABANBA U FUULAY INAY KU BARAAN AFSOOMAALIGAN AAD KU CAYTAMAYSO DHANKA KALE SAAR MAREEXAAN NACAYB AH BAA KU HAYEE ISA SHEEG AAN KU CAAWIYEE TAN KALE MARKAAD LEEDAHAY HANAGA IIBIN MAREEXAAN WAXAA KUGU DUUBAN AMA AAD XUSUUSATAA WAAGII RAGU BAASHAALI JIRAY MIYAA? SOMALI BADAN BAA SUMAD NOO LAHAYDE ISA SHEEG AAN KUU SHEEGO SUMADAADA HADAAD QABIILKAAGA AAD II SHEEGTO WAXAAN KUU SHEEGAYAA WAXA KULAYLKA IYO NACAYBKA KAA KEENAY AMERICA ADUUNKA BARKIIS BAA NECEB WAAYO?

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - Idaajaa iyo suugaanta
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.