|
Idaajaa iyo suugaantaJanuary 25 2003 at 3:37 PM No score for this post | Samoon (no login) |
| Idaajaa waa nin aad ugu xeel dheer suugaanta, dadka marka uu wax u sheegayo wuxuu ugu sheegaa hab suugaaneed aad u xeelad dheer.
Waxaa laga yaabaa inuu ahaa ninkii qoray sheekadii caanka ahayd ee ninkii fiqiirka ahaa iyo dawlada hoose, waxaa laga yaabaa inuu markaa dhaliilayey waxqabadkii dawlada hoose ee Soomaaliya.
Qormadii suugaaneed 25 Jan. 03 ee uu ka sii daayey BBCda waxay ahayd mid aad u qoto dheer, isagoo wax ugu sheegayey dad u maleeyey inay hawl hayaan ku lahaa, waxba ma ahaysaan ee iska aamusa, kuwo kale oo ku buuqayeyna lahaa wixii wax maqlaya baa wax loo sheegaa ee idinkuna ama aamusa ama wax qabta idinku.
Wuxuu kale oo qaar ka mid ah dadka meeshaa ka buuqayey u sheegay waxa ay mudan karaan oo digniin ayuu siiyey.
Waa ku mahadsan yahay Idaajaa garnaqa uu u qaaday dadkaa, kuwa uu la taliyey iyo kuwa uu u digayba.
Thanks bro. |
|
| Author | Reply |
Anonymous (no login) | Re: Idaajaa iyo suugaantaNo score for this post | January 27 2003, 2:14 PM |
nacnacdii mareexaanka iyo doowladoodii ragii ay buubuunisaad wadaa saaxiib hadal hada looma baahnee aabihii iyo aabaha mareexaanka ayda ka soo saaree siyaad markuu mareexaanka dadka sanka kaga wada tolayey meeshii uu wax u qaban lahaa wadanka uu u ahaa madaxwaynaha waagaa buu hadli lahaa idaajaa haduu soomaali wax ugu filan yahay meesha looma baahna nacnac mareexaane golaha wax soconaya la imoow |
|
faadumo (no login) | Re: Re: Idaajaa iyo suugaantaNo score for this post | January 30 2003, 7:45 AM |
mashaa alaah khayr alle ha ku siiyo si fiican ayaad maandhoow ugu jawaabtay ninkii doonayey in uu naga iibiyo haraagii siyaad barre ama daba dhilifkiisa |
|
LIBAAX (no login) | RE IDAAJAA IYO SUUGAANTAScore 2.0 (1 person) | January 30 2003, 10:10 AM |
IDAJAA SAXIIB WAA NIN DAAROOD AH OO CAQLIGIISA KU GAARAY INUU WAX U SHEEGO 20 MILYAN OO AF SOOMAALIGA KU HADLA WUXUUNA KA MID AHAA AMA UGU HOREEYEY RAGII GEED DHEER IYO MID GAABANBA U FUULAY INAY KU BARAAN AFSOOMAALIGAN AAD KU CAYTAMAYSO DHANKA KALE SAAR MAREEXAAN NACAYB AH BAA KU HAYEE ISA SHEEG AAN KU CAAWIYEE TAN KALE MARKAAD LEEDAHAY HANAGA IIBIN MAREEXAAN WAXAA KUGU DUUBAN AMA AAD XUSUUSATAA WAAGII RAGU BAASHAALI JIRAY MIYAA? SOMALI BADAN BAA SUMAD NOO LAHAYDE ISA SHEEG AAN KUU SHEEGO SUMADAADA HADAAD QABIILKAAGA AAD II SHEEGTO WAXAAN KUU SHEEGAYAA WAXA KULAYLKA IYO NACAYBKA KAA KEENAY AMERICA ADUUNKA BARKIIS BAA NECEB WAAYO? | |
|
| Current Topic - Idaajaa iyo suugaanta |
|
|