<< Previous Topic | Next Topic >>Return to Index  

muuse waa soo daahay

December 26 2002 at 2:49 AM
Score 1.0 (1 person)
wiil daarood  (no login)
from IP address 213.1.192.191

 
aniga waxay ila tahay sababta oo ah markii ninkii hawiye ugu waalnaa GEN CAYDIID uu lahaa 1991 wadankaan hawiya iska leh oo xukunkiisa leh soo isagii muuse iyo cali mahdi lahaayeen areey waa waalanyahay goormaa cudurkii waalida ku dhacay muuse suudi waaba fiyoobaan jiraye mala maray mise waa soo sitaa?marka hawiyoow ninkii ahaa caydiid nin ka calool adaag ama ka balaayo badan ama geesisan ama ka aqoon badan ama ka qabiilisan kama dhalanaayo asagana waalidiisii aaqiray gaysaye muusow adna yaadan halkaas marine oo hawiye waxba noqonkarimaaye afkaada huuradaleh qabso abgaalna darood la aantiis xiligaan majireene oo caydiidbaa cagta marinlahaaye inaad nagu jisaartaana nama qabatee anagaa dadkaa dhignaye waa cajaa ib waa abgaal hakugu kibro oo hakugu dhuusowarma caataa kuu caqliyeeyey walee wuu ku lugoyn

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply
Anonymous
(no login)
62.79.39.153

Re: muuse waa soo daahay

Score 3.0 (1 person)
December 26 2002, 7:09 AM 

Hadda ka hor ayaa Muuse Suudi oo la wareysanayo Wuxuu yiri "Ceydiid aa mingis ku dhacay asuu yiri Madaxweynaan ahay waan ka tunnay mingiskii, Cali Mahdi uu ku dhacay waan ka tunay, Ina Ceydiid aas ku dhacay waan ka tunnay, Cabdiqaasim uu ku dhacay waana ku tumeynaa!!" Haddaba Yalaxoow ma cudurkii ayaa kusoo wareegay suu u tumaayey, Daarood marna kaa tumi maayo, laakiin waxaan filayaa inuu nacas kula mida oo hawiye kaa tumi doono.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
213.121.93.118

jawaab celin

No score for this post
February 8 2003, 10:23 AM 

horta hadii aan kaaga jawaabo muuse waa ninka kaliya
oo maanta soomaaliya matali karo ama booska madaxwyne uqalmo laakin daarood wax ay ka yihiin majirto
Kumana wanaagsano in uu daarood maanta hawiye ,
Wax usheego sidoo ah hawiye waa dad mudo soo jirey
Doone makeenin sidii daarood,

Hadab hawiye ha islaayo mise hawalaalooba xalkaa,
Wuxuu uyaalaa hawiye runtii ceydiid wuxuu ahaa,
Nin gobah laakin dagaal wuu dhacaa umadine dhib ,
Farabadan ayaa soo gaaro,
Laakin shalay maanta ma eheen muuse suudi nabadi-
Hagaarto maanta wuxuu utaagan yahay madaxda kaliya
Oo maanta ninba goboladiisa matali karo iyo soomali
Gibigeedaba ha ahaataboba,

Waxaa hore loo yiri hunu hunu hadal maaha/
Himbirirsi aragti maaha habeenimada xalay/
Harcad buu utaaganyahay mudulood/

by mahad yare

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
167.88.192.30

ARYAADHA HAAWEY

No score for this post
June 9 2004, 10:39 PM 

WAR LIBANYAHOOBOW WAA KU CAQLIGAAS,ARYAA HABARTA WASEE MINUU DAAROOD DOON KEENTAY ADIGANA INTAAD KA TIMID.HABARTII KU DHASHAY OO DHEERTA URTA BADNEYD OO KAA KEENTAY MUDULOOD BELEDKA LA DHOHO OO AAD HADA MAGACIISA ISTICMAASHAAN SIIGA DUSHAADA HA KA KACDE.ADOOGAAN AJARKA MAAD KALA HERTAAN(MUUSE SUUDI).IGAARKIISI ABSHIR AA AMEERIKO KU HALABAY OO NIMAN GAALO OO BEEJAQAB AH KU HALEEHOOYAAN AASA ADINKINA ADOOGI AJAREESAAN.HABARTIIN WASA.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

cuqdad

No score for this post
February 25 2003, 3:48 AM 


salaan wanaagsan.,

hadda ka hor ayaa waxaa jirijiray nin siyaasi ah laakiinse aanan lahey war siyaasi,muuse suudi waanaqaana waa nin aqoontiisu ay ku kooban tahay waqooyiga muqdisho ilaa iyo balcad, marka waxaan leenahay muusow ha maqlin wax ay wadaan habar kintir,

horeyna waxaa uri TOGANE,in aan DAAROOD LAGA MAARMIN,
marka waxaan u maleynayaa ,

NIMAAN KUU FURIDOONIN YUUSAN KUU RARIN,
MUUSE CAGAHA DHULKA KU XAJI

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

JAWAAB :BULBUL

No score for this post
February 25 2003, 4:48 AM 


DUUD GAAR, SALAAN WANAAGSAN,


WAXAAN RABAA INAAN RAYI YAR KA JEEDIYO WIXII UU QOREY BULBUL;

SOOMAALIDA WAXEY KU MAAHMAAHDAA;

NIN AF LEH AYAA ABAAR KA BAXA: MARKA WAXAAD OGAATAA IN
MUUSE SUUDI YALAXOW UU YAHAY NIN RABO INUU AFKIISA ABAAR UGA BAXO TAASI WAA MID,DAAROODNA WAA NAQAANAA WAA DAD RABA INEY HADAL WAX KU HELAAN TAASINA MA SUURTO GALEYSO, TAAS WAA IN AD OGAATAA MR ,,,,,,, BULBUL,,,

WAXAAD IS WEYDIISAA;;;; WHO IS TOGANE?

IS HE MUDULOOD ? ASK YUOR SELF THAT QUESTION,,,

IF YUO WANT TO KNOW THAT, ASK HIM SELF,

HE IS HANKY,

EVERY ONE CAN TAKE IT THAT,,,,


NIN WEYN XANTII MA MOOGO, ONLY MR TOGNE CAN UNDERSTAND THAT


NINBA MEESHA BUKTAA ASAGEY BELBESHAA,,

MARKA WAXAAN RABAA INAN KUSOO GABGABEEYO

TOGANE IYO TOLKII KEENTAY QONBAR WAA

ABEESO DHUL U EKAAN BAY KUGU DISHAA,,

WACAL WACEYLE CIIL MADAAYO,

BULBUL WAXAA TAHAY MA OGI ILAA IYO HADDA LAAKIINSE
WAXAAN KU BAREYNAA DHALADKA MUDULOOD IYO KORSAARKA MUDULOOD,,
BARO
MUUSE SUUDI YALAXOW WAA HOGAAMIYII HAWIYE IYO SOOMAALIYA

HANA HILMAAMIN XIROOYINKII BANBAASO KU YAALAY IYO XADKA SUUDAAN IYO KENYA,
WAXNA LA MA AH MUUSE INUU XAGA IDIN GEEYO,


HAJIRO HAJOOGO MUUSE,

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

jawaab bare,,

No score for this post
March 4 2003, 12:34 AM 

wanaasan oo wacan mr bare,,,

barow walaal miyaadan ogeyn in DAAROOD uu ahaa
kii ilbax nimada ku baray,,,
barow miyaadan ogeyn inuu daarood kuu
keennay qoriga aad haysatid,
barow miyaadan ogeyn in kuwa aad tiri
ilama dhalan ee waa korsaar
aqli xumo kuu geesay,

barow miyaadan ogeyn in MUUSE aqli dameer.
uu dilay 20 ruux,


walaal bare indhaha kala fur oo
uyeer ninkii idinku fiicnaa waa ileyn
TOGANE,

MR TOGANE, ayaa wuxuu ku yiri wareysi laga qaaday
mar hore,,

DAAROOD WAA IDHIHII SOOMAALIDA
DAROOD WAA IL BAX NIMADII SOOMAALIYA
DAAROOD WAA SHARAFTII SOOMAALIDA

walaal marka hore taariiqda baro BARE,,



 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

jawaab

No score for this post
March 4 2003, 1:11 AM 



horta waa idinsalaamay dhamaantiin


waxaa ah wax lala yaabo ninkka hadda
keenay MACALIN DHIBLAAWE,,waa wacal
taas waa axmaq nimo ,
haddii aad ogtahay iyo haddii
kaleba maclinka waa layaqaanaa
meeshuu kayimid,

ee waxaan ku dhihi lahaa axmaq nimada
jooji,wacalna adaa ah
annaga waxaa nahay dad aan u baahneen
maanta DAMEER DAD DHAQDA,
waxaana nahay dad meel istaagi kara
maanta ee taas OGOW , ama
nadhaha WACAL ama MUDULOOD,,

togane waa runtii
daarood waa dad maskax iyo
muuqaal ilaheysiiyay,

hadda ogow tan,,,,,

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

runta ,,we need it..

No score for this post
March 4 2003, 2:38 AM 

saaxiibayaal runta yaan la nicin.

horay ayaa loo yiri,,,

SI XUN WAX U SHEEG SIXIR KA DARAN,,,,

taariiqda waxaa fiican in runta laga sheego,
taas waxaan ula jeedaa ,,

IIMANKA ,ayaa loo yimid asagoo dad badan
ku dhax jira , waxaa loo sheegay in ay dhibaato
ku dhacaday jilib jilibyada abgaal ka mid ah,

IIMAN cumar,, wuxuu ku jawaabay ,,,,,,
(rag gogoshi waa nabad dhaladna waa min,,,)

marka saaxiibayaal waxaan layaabaa ninka
maanta aaminsan inuu yahay MUDULOOD, hadana
aaminsan in laga fiican yahay, ama laga ilbax san yahay
saaxiib waa is yaqaanaa MUDULOOD, mana aaminsani
inuu jiro ,, NIN DHALAD AH OO WAXAAS AAMINSAN,,

saaxiibyaal aan iska saarno (STOPID IS DANGEROUS )
saaxiibyaal GAALGALO waxey ahaayeen dad muuqaal mudoolad leh waxeysa ku keceen waa waxaan la hilmaami karin,,

kana aaminsan inuu dhalasha ahaan aheyn MUDULOOD,,
saaxiibayaal aan isha ku hayno,

MACALIN DHIBLAAWE waa layaqaan
waxaan u soo jeedin lahaa bulshada macalin dhiblaawe,

iney garoowe goof ka raadsadaan

ILEYN DAAROOD AYAA AH BAQTI QAATE,

waxaan ognahay inaan mar dhaw gabdhaha
WARCULUS,, GUURGALIN ILAA EY MEEL SAARAA
WIILKII DHIB LA,AANTA KU SOO GALAY,

HADDII KALANE EY NAGA QABTAAN,,
SAAXIIBAYAAL WAXAA AH WAXAAN LA MAQLI KARIN
IN MUDULOOD UU U BAAHAN YAHAY DAAROOD,,,,
AMA UU KA FIICAN YAHAY,,
WAA WAXAAN DHALAD U DHADHAMEYNIN,,

WAXAAN LA DAGAALAMEYNAA (BEEN FAKATAY RUN MA GAARTO)

YAANAN NOQON ,,,,
THE MAN WHO WANTED WEAR BIG SHOES,, AS MUUSE SAID,,


IF WE ARE MUDULOOD ..
WE HAVE TO TELL THAT,,
WHO IS MUDULOOD AND WHO IS NOT MUDULOOD,,


HADDII KALE DHIBAATADA WEY BADAN DOONTAA
MAXAA YEELAY HADDII, LAGU AAMIN SIIYO INA LAGAA FIICAN YAHAY ,,QABIILKALE OO AD KA FIICAN TAHAY
WAA BEEN FAKATAY RUN MA GAARTO,,


MACALIN DHIBLAAWE,, GO TO LOOKING FOR PLACE AS GAALGALE, AND GAALGALE IS ALLREADY NUUX SALEEBAAN,

YOU CAN GET ALLSO A PLACE,,, LEAVE IT FROM MUDULOOD,


ABEESO DHUL U EKAANSHO BAY KUGU DISHAA


RAALI AHAADA HADDII AAN WAXAAN JIRIN SHEEGAY






 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
saxe
(no login)
67.162.222.60

check your draft before you post.

No score for this post
February 16 2004, 8:16 PM 

macalinka waxaa ceeb ah in aad ceyso dad adiga kaa sharaf badan adigoon ogeyn waxaad tahay. xaqiiqdii ma istaahishid in laguu jawaabe maxaa yeelay nin wax qori yaqaan oo aqoon leh ayaa loo jawaabaa laakin (dhoocilaha yar yar marka ay caytamayaan ama ragga sidaada oo kale lamid ah dhoocilaha ma istaahilaan in loo jawaabo)any way aan ku soo laabto mawduucaygi waxaad iska dhigtid nin aqoon leh oo wax qori yaqaan adigoon fiirin tabartaada ayaad try gareysay in aad luqad qalaad wax ku qorto marka sumcad xumo ayey kuu tahay adigoon aqoon luqadaada sida wax loogu qoro inaad isku daydo luqad qalaad. one more thing ENGLISHKA waa la soo bartaa inta aadan imaan fagaaraha si aysan caruurta kugu qosol maxaa yeelay waxa aad qortay ma istaahilaan even in ay qof weyn ku qososho marka waxaan ku dhihi lahaa fiiri qaladaadkaadan waxaana jeclaa lahaa in ay ku noqdaan cashar",, GO TO LOOKING FOR PLACE AS GAALGALE, AND GAALGALE IS ALLREADY NUUX SALEEBAAN,

YOU CAN GET ALLSO A PLACE,,, LEAVE IT FROM MUDULOOD," "STOPID IS DANGEROUS" ugeyso erayadan aad qortay dadka wax yaqaan dabcan ma fahmi kareysid waxa ka qaldan maxaa yeelay heerkaas weli magaarin .

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
yusuf
(no login)
62.236.76.8

su,aal

No score for this post
March 11 2003, 1:29 AM 


haye mudulood...,,

waryaa waryaa waryaa,, aamus aamus aamus,

cidaan qabin wacal majirtee,,
adigu xaad u sheegee kaaga...

shuban ha ku dar daree,.,,.,.,.,.
minowse warmaqleyn xaad u soo qaadatay...
shuban ha ku dar daree,,.,.,.,,,....

minowse wacal yahay xow u joogaa xamar..
shuban ha ku dar daree.,.,.,.,.,.

minowse daarood jaceel ku ba,ay
xow u joogaa xamar cade,.,,,.
shuban ha ku dar daree.,.,.,.,.,.

aryaa ilmaha yaan la iska sheegin.,.,.,.,
madhalees aa buuxe maha.,.,

nuxurka warka:

barow aryaa aryaa aryaa ...
wacalkaaga qarso...
waa beeso iyo muufo meeltaalo,.,.,,,


waa idinkaa.,,,x,m xkmi


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
MAXAMED
(no login)
62.236.76.8

Re: JAWAAB :BULBUL

No score for this post
March 18 2003, 3:08 AM 

YAA YAA ,, ILAHEY KUMA CADAABO..BARE


WACAL WAA WACAL WAA HADANA WACAL,,,,
ABKEEY WAA QONBAR ABKEEY WAA QONBOR...
YAA IBNU SINAA YAA IBNU SINAA
WARYAA MAXAAN KUUGU CEEBQARIYAA WAXAAD RABTAA
IN AAD MUDULOOD OO DHAN U DHAMEYSID ILEYN WAXAA TAHAY
WACAL , WARYAA MAHILMAAMTAY 150 SANO KAHOR LAGAAMA GUURSAN JIRINE,
WAA KAAGUURSADAY WAA KU MEELEEYAY WAXAAN U HAYSTAY
INEY CUQDADA KAA BAXEYSO,
WAXAAN KUU OGOLAADAY INAAD MAGACA MUDULOOD KU DAAQDID
WARYAA ,WAA ILEYN WACAL DAAHIR MANOQDO
ABAALKEYGA MASAANBAA?

HORAY AYAA LOOYIRI,.,.
NINKII BARBAARSHAY BAHAL NOOL,AM KAFAKAY AM BUQUNTA GOY,, WARYAA MACALIN DHIBLAAWE ,,,, ABAALKEYGA MASAANBAA? SHEEGASHADA DAAROOD ILEYN CADOWTINIMO AYAA
KU DAAHAN,, WARYAA WAXAA LAGAARAY WAQTTIGII AAN KAA
SAARILAHEY MUDULOOD,
ILEYN WAXAA TAHAY BAHAL BAHAL,
MARKAAN KU TOLEEYAY ADOO MEEL LA,,
ABAALKEEGU MASAANBAA?
WARYAA WAXAAD GAARTEEN INAAD NAGU WEERARTAAN MASAGAWAA
HORAA LOOYIRI,., DOQONI DIBIR KAMA DAASHO..
WARYAA WAXAA LAGAARAY XILIGII AAN KU TUSILAHAA WAXAA TAHAY,WAXAA TAHAY WAXAANA AHAAN DOONTAA WACAL,,
EE HA ISKU DIRIN CALI GARDHAALE INOW KAASAARO MUDULOOD,

MAQAAL KU SOCDO,, MUDULOOD...
1, WAA IN WIXII KA BILAAWDO MAANTA MUDULOOD UU U ARKAA
BEESHA DHIBLA,AANTA KU SOOGASHAY INEY MATALIKARIN MUDULOOD,
2,,WAA IN AAN LAGA QABAN CALI GARDHAALE HADDII UU XASUUQO, BEESHA MUDULOOD KU SOO GASHAY DHIB LA,AANTA

3,WAA IN AAN LOO ARKIN XATAA DAD MUDULOOD LA SOODHAQMAY,

4,,WAA IN AAN LAGA GUURSAN WIXII KA BILAWDA MAANTA ,
INKASTOO EY JIRAAN JILBYO AANAN KA GUURSAN OO YASA
WAXAANA LEENAHAY HAKA LAABANINA GO,AANKIINA FIICAN,



WABILAAHI TOWFIIQ,,,,,







 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

Re: Re: JAWAAB :BULBUL

No score for this post
April 21 2003, 11:56 PM 

salaan gaaban,

xishood ++

waxaan rabaa in aan u sheego maamulka kanaalkaan
in ey kaqabtaan wax yaalaha dadka kala galinaya cuqdada
taas oon ula jeedo,
cayda ka socoto meeshan,
haddii lakena waxan u arkaa in ay raali ka yihiin,,

nabad galyo

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
lol
(no login)
63.178.25.75

Re: Re: JAWAAB :BULBUL

No score for this post
July 1 2003, 12:21 AM 

lollllllo

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

you don,t have say that,,,,,,,

No score for this post
September 19 2003, 12:35 AM 



horay ayaa loo yiri:...

WAALA WAAYAY GEEL WAX WAALAN AYAA UDIDA....


WALAALOW DADKA IN SAA LOO GALO
MA WANAAGSANA MAXAA YEELAY.


MAXAA YEELAY DAD BADAN OO AH MACALIN DHIBLAAWE,,
AYAA WAXEY KU NOQOTAY ARINTAAN ..
WAX MUCJISA AH,,

WALAALOW DADKA SOOMAALIYEED WAXEY AAMINSAN YIHIIN
QABIIL,, OGOW QABIILKA LAYIRAAHDO MIDGAAN.
NIN UUN BAAKA DHIGAY MIDGAAN,, TIMIRTII HORAAN
DAB U WEYNAY,, EE JOOJI WALAALOW WAXAA WADID,,,,





 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

read

No score for this post
October 26 2003, 11:26 PM 

kurtun kaalmo ubaahan,waa kaalmo karti ubaahan,,,

yaa mudulka yaa mudulka, yaa barasho horteed ha inicin

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.78.176.62

jawaab dabaal

No score for this post
February 15 2004, 5:06 AM 

horta waxaad tahay nin nacas ah oo aan waxba karan tan labaad marka aad leedahay macalin dhiblaawe waa wacal haduu wac yahay iyo hadii kaleba kuuma bahana wax aad tahay waan aqaan lakiin waxaa kaasii xun kuwa hadlkaan meel ku soo qoraayan nin qaraan san oo jaahilnimo iyo xoolo la.aan isku darsaday ayaade tahay marka hadii aad macalin dhiblaawe qaraar kaa haayo ale ayaa naqay anigana marna lagama yaabo inaan qabiil iga xoog badan ku qaraaro lakiin waa aqoon xumo ku hayasa ee marka hore wax soo baro ee kadib hadal tan kale waxaan rabaa inaan ogaado yaa la dhahaa cali gardhaale sow kuwii xoola noo qali jiray maha goormee ayey gareen in ay maclinka wax ka shegaan ama ay isku tagaan

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
193.229.34.14

SAXE

No score for this post
February 19 2004, 3:29 AM 

MEED IN KIRE,,

WAA YAABKA YAABKIISEE 30 TINKINO,, IYO 100 MEED,
OO LA, IN KIRO,, ADAANKAA HAYNAA,, DOQONI DIBIR KAMA DAASHO HORAA LOOYIRI,,,

ABKEY WAA QONBOR,, DON,T FORGET,,
BAL IN AAD TAHAY NACAS,XOOLO LAQALA WAA CEEB SOW MA AHAN,, XAGAAGA ,,,, WAA SHAQO , SHAQANA CEEB MA KEENTO,
LAAKIINSE WAXAA CEEB AH ,,,, IN AAD SHEEGATO ,, ODAY AANAN KU DHALIN,,WAXAAN AHAY MUDULOOD????????????????
GAALGALE KAA DAD NIMO FIICAN,,,, SUBAX CAD AYAY MEEL ISTAAGEEN, WAXAAN AHAY MUDULOOD??????????????????
ASALKEYGU WAA DAAROOD,,,??????????????????????
MASKIIN DHEH,, SOOMAALIDU WAXEY KU MAAH MAAHDAA...
SHIMIBIRI LABA GEED MA WADA GURATO,QOFNA LABA FARAS MA WADA FUULO,,,YAA LABA QABIILE,,,,
TAN XIGTA,, MUDULOOD WAXAAD UTARTAY OO CAD,,TAARIIKHDA LAGUMA HAAYO,,CAGA JIID MA AHANE,,,,
WACEYSLENA WARKIISA DAA,,,,
SOOMAALIDU WAXEY TUURATAA,,DHURWAA RABBAAYADA MA NOQDO,, WAA ARAGNAA,, MAXAA YEELAY ADOO DADLAAWE AH AYAAN KU MEELEEYAY,,, SOOMAALIDA KALE MARKAAD LA JOOGTID ,,YAAH MUDULOOD, YAAH MUDULKA??????????
CUDUD CAANO GAABSHEEN CAGAAR MA KORIYO,,,,FASIR
NASABNIMO XUMAATAY HADAL KUMA TOOSTO,,,
HADDII AAN FASIRNO,, DHIBLAAWE,,,,DHIBLAAWE,,,
WAA WAX LA,TAABAN KARO,,
HADII AAD DHALASHO AHAAN SAANTAHAY..?????????
DAGAALNA MEED INKIR TAHAY,,WAA TUULO IYO 30 TINKINO
WAA WAXAAN MUDULOOD DHAQAN U AHAYN,,ARAG IN AADAN MUDULOOD AHAYN,,NIN DHAN OO WALAALKIIS INKIRAY ASOO MEED AH,,, SHIRIBKII AHAA ,,MASAGAWAA MAKAREEBAY MAANSAROW,,SHAB SHAB SHAB, DHULKAAS WAXAA LOO YAQAAN MAANSAROW..?
*MAANSAROW))QOFKA NASAB NIMADIISA ???????????????
QANACSI IYO BEESO DAD LAGUMA NOQDO,,
EE WAA U DHALASHO WAANA WAX ILAHEY BIXIYO...

WAX ALAALE IYO WIXII AAD RABTID QOR,,,,,
TAN AYAA MEEL KUU TAALO,,,

HADII AAD DHALASHO AHAAN SAANTAHAY..?????????
DAGAALNA MEED INKIR TAHAY,,



 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.78.176.62

ku. dhaamaantiin waxma garadka.

No score for this post
February 23 2004, 7:37 AM 

marka hore waxaa wax lala yaabo ah nin wayn uu meel lasoo istaago reer hebal aa reer hebal ka fiican ama kuwaas waa wacal ama waa gaalgalo waxaas waa wax aan natiijo lahyen ninka isleh laguuma jeedo waxaad ogaata inuu ale ku arko. hadii aad run sheegeyso waxaa utagtaa qof macalin dhibaalwe ah ee ku dheh waxaa tihiin wacal ee ma tihiin
mudulood.qofkan waxaa fiican inuu ale kabaqo intii uu wax dabaalnimo ah meel ku soo qori lahaa horta adiga waxa aad tahay waad tahay aniga kuma lihi waxaan tahay qabiilkaas lakiin waxaa ii cad inaad tahay gaalgalehii la sheegi jiray sabab too ah qof qiimo leh meela kuma soo qoro waxaad tihiin lama yaqaano hadii aad rabto inaan barato maclin dhiblaawe taariiqda dib u baaro ama si laif ah u dheh adoo meel wax ku soo qorin mana umaleynaayo inaan tahay nin mudullood ah ama fir ku leh ee waxaa tahay rufyaan oo rabo inuu bahweynat muduloo waxa beena u kala qaado lakiin waxaa ii ficnaa lahay inaa ku aqaano anaa mudan kada ku siin lahye waxaana umaleynayaa ama aad run u tahay laga roona yaalkii lagu sheegi jiray marko,

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
kaahin
(no login)
207.220.227.141

fara taaf

No score for this post
May 14 2003, 7:21 PM 

cxbajuvsvgvgsjvcsbvsz

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
62.236.76.8

jaahil cabdulaahi dhaqaal,,,,

No score for this post
December 15 2003, 3:55 AM 

cabdulaahi geedi,, maxaa waalay cabdulahi geedi
jaahil c/geedi ,arimaha abgaal waa in-uu ka baxaa,,

jaahil c/geedi ,,,waxaa tahay ogow

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
217.34.34.167

dad manlaawe

No score for this post
May 21 2003, 9:19 PM 

Waa nasiib daro idin haysata dad wada tihiin soomaali, madama aad isditisheen oo isgumadeen laga soo bilaabo xukunkuu afweyne ilaa moryaan optionada indiin furnaa wuxuu ahaa inaad kala godaan oo sida ogadeniya noqotaan, lakiin, taa waxaa indiin diiday waxaa idinka dhexaya diir, diin iyo dhalasho marka waxaa xaqiiq noqotay inay si kasta meel ka adayn, marka waxaad u bahaan tihiin kor isku qadin si aad qarkii wax ula qabsataan taasuna waxaay ku imaan hal wado waxabarashada scienca iyo diinta alle.
madsandin

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
gabar gob ah
(no login)
130.126.28.115

muuse waa halyeey

No score for this post
February 17 2003, 4:02 PM 

waxaan u jawaabayaa kan doqon ka ah ee iska hadlaayo muuse suudi waa kan ku keenay meesha aad joogtid, mideeda kalena Mudulood waa kan ugu power ka badan soomaaliya. Mudulood waa qabiilka kaliya oo soo jiray waligiis. Sababtii Cali Mahdi looga dhigay madax weynahana waa og tahay oo faah faahin uma baahnaan u maleynaa waxaana u maleynaa in aad ka naxday maalintii uu Allahu Akbar ka yiri raadiyaha. Abgaal soomaali jecel aan maanta jirin, balse aabihii ayaa wuxuu ugu duceeyay " wax aan laguu quurin oo lagaa qaadi karin Ilaahey ha ku siiyo". marka hawiye waa isugu tageen Abgaal waxna waa ka qaadi waayeen. Abgaal na marna ulama diririn hawiye sidii uu ula dagaalamay daarood maxaa yeelay waa walaalihiisa. daaroodna waa shisheeye oo waligiisba dhibka hawiye ayuu ku seexan jiray kuna soo toosi jiray.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
209.129.159.123

abdulahi yuusuf

No score for this post
May 20 2003, 2:17 PM 

abdulahi yuusuf, muuse suudi iyo aadan gabyaw ayaa waxaa laga casuumay kenya markaasuu madaxweeynaha kenya yiri aadan gabyow iyo abdulahi yuusuf waleey waxaa tihiin hawiye balaayo fool xumo badan muuse adigana daarood aa tahay markaasuu cabdulaahi yuusuf yiri waa qalad madaxweeynoow aniga iyo gabyow waxaan nahay daarood muusena waa hawiye markaasuu madaxa qabsaday oo wuxuu yiri maxaa loo yiri hawiye futo madoowe ayagaaba idinka qurux badanee allow danyeer daba gaduunane danyeer dabo gaduunane ku qosol ahahahaahaahhahhahaahhahaha

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
24.118.150.76

labo dameer eemadiina;

No score for this post
August 21 2003, 11:12 PM 

hadii aan mudulood nahay waa isnaqaanaa cida wax ah soomaalina way taqaanaa taariiqdana waa ogaa doontaa hadii aad nooshahay.waxa uuahaa muuse kuwa kaawada baabuurta raro inuu sarwaal gashto oo uudiyaarad fuulo cida gaarsiisay waa taqaanaa wariyo dhamaantii waanin caqliga dameerka xitaa aan lahay aanan istaahili xitaa in waqti lagu lumiyo

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)
80.111.31.222

Re: labo dameer eemadiina;

No score for this post
September 16 2003, 2:14 PM 

wiil daarood muuse mala marin mana waalno ee daarood kaba la eg oo aduunka kasoo waayay ceeydiid markoo dhintay ilaa hada kaba daarood la eg oo soo raadinaayay hadasa woo usoo waayay inoo ayaga soo raadsada dhoho ee noqotay ee kaba idinla eg soo gashtay siyaasada biyo ma ahane

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
cosoble
(no login)
80.111.84.252

Doofaar ma daahiro daaroodna waa sidaas

No score for this post
December 16 2003, 7:44 AM 

Doofaar ma daahiro daaroodna waa sidaas, waxaa yiri waaya arag soomaaliyeed oo wax badan ka bartay daaroodka, daarood ma oga miyaa in uu ahaay wacal Awoowgiis dhalay,waxaan ula jeedaa waxaa iska dhalay oday ku falaaday gabadhiisii oo Oramo ahaayen, marki lagu balamay in wecelka la dilana gabadhi eey jidka iska soo dhigtay si uu uu badbaado waxaan soo helay odayaashi walaalaha ahaay markii eey soo barbaareena waxeey shaqo ka dhigteen colaad eey u qaadeen ilmo Irir samaale wax lala yaabana maahan inuu wacal cuqdad ku barbaaro waana tan la yiri ninki bar baarshay bahal nool ka baxsay ama buqna gooy, laakiin waxaan leeyahay ku cibro qaata 1991 tii idinku dhacday oo aad caleenta geedaha iyoo xabakta aad ****een

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
xog ogaal
(no login)
80.212.42.210

Mudullod Waxar Kuma Aamineen Muuse Suudina Hadalkiisa Daaba

No score for this post
March 24 2004, 4:40 AM 

Aduunkaan waxaad arkaysaa waxaad la yaabto.Waxaan shaki ku jirin in aadan xaqiiqda marna dabooli karin. Wayse dhici kartaa in aad meelaha naac naaclayso.Runtii somali waxa ay u hishiin la,dahay waa runta oo la iska indha tiro. anoon jeclayn in aan beel gooni ah caayo ama wax u dhimo, ayaan hadane jeclahay in aan dadka qaarkiis jawaab kooban siiyo.Runtii aduunkaan aan ku noolnahay waa ka mabnuuc in uu dowlad hogaamiyo nin aanan waxba qorin waxna aqriyin sida Muuse Suudi.somalina wey og tahay beesha uu ka dhashay xoogsi ayey caan ku ahaayeen siyaasad shaqo kuma laheyn. bari ayuu ilahay wax la doonay markaasne Cali Mahdi ayaa madaxweyne u noqday. tiina waa wada ogayn oo waxay ku danbeysay NAAFTO IYO WALAX DHALOO BADAR AH, meeshii la rabay in uu madaxweyne umadeed iska dhigo oo uu oqoonsi aduunka waysiisto. marka aniga taladayda mudulood waxar kuma aamineen. Muuse Suudina hadalkiisa daa

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
194.86.94.42

Daarood Madoonbiroo Ilaaway

No score for this post
January 7 2004, 3:45 AM 

Salaan kadib anigu waxaan oran lahaa hadii daarood doonbiro direed ayan geedka kasoodejinin maantaba kuma aflagaadooteen kuwii kusoo abaabiyey ayaase arinku u taale eedaadu waa been aqoonina kaadheer ahbel baad tihiyo urufle ee afweynaa idiinku aqoon badnaa askariyoon ahaa taliyaan u booy ah hana illaawin abgaal iyo idil hawiye murdisadi ninkii iga taabtay ee aan maalintaa jaray inuu maqaan kani ka waramo waa waali meel la

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
beeldaajiye
(no login)
80.186.19.243

bariida wanaagsan

No score for this post
May 11 2004, 8:37 AM 


waxa aan ka xumahay is aflagaadeeynta kasocota shabaqada mudulood waxaa laga yaabaa in ay dhaawacdo qalbiyada dad badan hadalada ayqoreen caruurta iyo dadka aan nolosha in badan ka garaneeyn waxa aan karaali galinayaa
walaalaha macalindhiblaawe ee mudulood aqristayna qoraalada aadka ufooshaxun aniga oo kuhadlaaya magaca dad ka samahajecel ee mudulood in aykaraali noqdaan qoraalada kacareeysiiyay qofwalba oo wax garad ah ee mudulood ama soomaaliya waxaa kale oo aan kawaaninayaa dadka u bareeraya aflagaadada walaalaha inay kawaan toobaan
waxa aan maamulka shabaqada mudulood aan kacod sanayaa in aysan u ogolaan hadalada kaladilaya bah weeynta mudulood ee kuqoran shabaqada in ay tahay dhaawac
mahad sanidiin

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)
80.213.65.171

muuse iyo abgalba xoriyadey kusiyen

No score for this post
July 9 2004, 12:15 PM 

marka hore daroodoow
waxaad kabogsatay xanunki aad kaheshy hawiye nacebki 1991 saan ku arko wayo wadigga sakay so qoray hadal aad hawiye wax uga shhegeyso macnase maleh naguhuba markey hilamaman dhalmada xanuunkeda aya marlabad loceliyay dada labaad tan kale muuse iyo hawiye madanbi eey galen hadii adigoo baadiya laga kenay ooxita miraha beraha iyo xoolaha kafanistoo ilabaxtinimo u arko land cruiser na laguu dhiibtay karaacdeeyen sicadaaladna ah kuu geyay geedaahd shaly kasoo baxday shalay rer badiye guriiyo gari helay hadad eheed hada anaga magaaldi lehen gaarigina heesne aamus waa abggal dhusaye
ebal natuso afyartada iney daboolantahy aadba nagu cayside dhuuso wax adiag ku yal dada wax loogama shego dhoore

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - muuse waa soo daahay
  << Previous Topic | Next Topic >>Return to Index  
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2014 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement