walaal abuukar waad salaamantahay.
waxaan aad ugu riyaaqay maqaalkaaga oo xambaarsanaa xaqiiqooyin iyo aflagaadooyin, maxaa yeelay beelaha
Asharaaf, Reer Faqi, Hatimi, Biida waa beelooyin qarni soo jiray-jirtay ona la inkiri-karin.
Waxaana yaab leh sababta adigu Beelahaasi ku diidan-tahay?. waxaan ugu dambeyntii rajeynayaa in Taariikhda dib aad ugu noqotid oo xaqaaiqda iyo runta aad kala ogaatid.
waxaan warkeyga ku soo goobaya in manta loo baahanyahay
in midnimada reer baraawe laga shaqeeyo.
Mahadsanid.
W.Q Shariif Ahmed
This message has been edited by moalen on Nov 9, 2001 5:39 PM
|
|