Return to Index  

Markab hub sida oo la sheegay in uu ku soo xirtay dekeda Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose

August 17 2000 at 10:11 PM
BAYDHABO PRESS 

 

Markab hub sida oo la sheegay in uu ku soo xirtay dekeda Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose


Marka August 18, (BP)- Wararka ka imaanaya magalaada Marka ayaa sheegaya in Markab hub u sida kooxaha ay kala hogaamiyaan Xusen Caydid iyo Cismaan Caato in uu ku soo xirtay dekeda Marka maalinimadii Arbacada markab kaas ayaa la sheegay in laga leeyahay wadanka Pakistan.

Wuxuu kalo warku sheegay in markab kaas oo wata calanka Pakistan hubka saaran laga keenay Masar oo ay dawlada Masar ugu deeqday kooxaha ay taagerto ee Somaaliya iyada oo warar kale oo aan weli la xaqiijina ay shegayaan in ay la socdaan maleeshiyo u dhalatay OROMO oo sidaa oo kale horey ay kooxda Xusen Caydiid Somaaliya u keentay hada ka hor



(BAYDHABO PRESS)

 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement