Return to Index  

Rais'ul Wasaaraha Kooxda Carta Cali Khalif " Koley Habargidir ayaan hada gacanta ugu jirnaa

February 17 2001 at 11:57 AM
BAYDHABO PRESS 

 

Rais'ul Wasaaraha Kooxda Carta Cali Khalif Galeyr " Koley Habargidir ayaan hada gacanta ugu jirnaa"


Muqdisho Feb 17, 2001 (BP)- Rais'ul wasaaraha Kooxda Carta Cali Khalif Galayr ayaa la sheegay in markii uu booqashada ku yimid dalka Mareykanka in uu xubno ay isku beel yihiin oo ay aad isugu dhowyihinn u sheegay mar wax laga weydiiyay arimaha Somaaliya in uu yiri hadlkaan oo ah "Koley hada Habargidir ayaan gacanta ugu jirnaa".

Hadalkaas ayey dadku siyaabo kala duwan u fasirteen, waxaase meesha ka cad ayaa la yiri in Cali Khalif Galayr iyo C/laa Deerow ay danahooda khaaska ah meesha u joogaan oo aysan cidna wax u hayn awoodna aysan lahayn.


(BAYDHABO PRESS)




    
This message has been edited by moalen on Feb 17, 2001 12:00 PM


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement