Return to Index  

Shir ay isugu yimaadeen Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee Manchester iyo Liverpool

July 24 2001 at 4:34 PM
BAYDHABO PRESS 

 


Riverineland Jul 24 2001 Manchester, Somaali Links Society,Maata oo ay Taariikhdu ay tahay 22/07/01 Shir ay isugu yimaadeen dhamaan Aqoon yahaniinta Odeyaasha iyo Dhalinyarada Haweenka Qowmiyada Digil& Mirifle ee ku nool Dalka Ingriiska Gaar ahaan magaalooyinka manchester & Liverpool.

Shirkaasi waxaa looga hadley dhibaatooyinka daba-dheeraadey oo lagu hayo beelaha Digil/Mirifle hadana ka sii dartey markii weji cusub oo labaad yimid kuwaa soo ah kooxda Carta ayagoo sheeganaya Dowlad nimo kuna gumaadaan ayna u diidan yihiin in ay Digil/Mirifle aayihiisa ka tashado isagoon cidna qasbin.

waxaana sibuuxda loo taageerey ururka xag udirirka RRA, oo har iyo habeenba la soo taagan sidii ay ugu xoreyn lahayd cadowga sheeganaya in uu yahay Islaam, somaalina ah oo caadeystey in ay cabaan dhiig Soomaalliyeed.

waxaana ku baraarujineynaa walaalaheena D/M meelkastoo ay joogaan Shanta qaaradood Aduunka in ay ka geestaan taageero buuxda.

Shirkaas waxaa soo abaabuley

1-Guddoomiyaha Ururka Digil/Mirifle
--Magaalada Manchester,
--Maxamed Jaylaani Maxamed.


2-Xog-yaha Somali Links Society
--Magaalada Liverpool
--Ibraahim Sheekh (Kuusow)




3- Ali Iidow_______________Xubin
4- Xasan xulbaale
5- Axmed Sheekh
6- Maxamed Abuukar
7- Awow Xaji Abdirahmaan
8- Faaduma Abuu Xaji
9- Aamina Cumar Cali
10-Xasn maxamed Jeylaani


1-Xaamud Sheegow Bishaaro
12-Axmed C/xamid Shekh
13-Cali Maye Cumar
14-Mayow Munye Cabdo
15- Maymuuna Abuu Baana
16-Muslam Sayid Abuu
17-Cabdulle Maxamed cabdalo
18-Mahamud Sono sh.
19Qulateen Sayid Qulate.


Riverineland.com


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement