Waxay aniga ila tahay in Mr. Bariise iwm ay dhibaato weyn u geystaan BBC-da ee aysan waxyello u geysan karin cid kale.
Waxaa imaandoonta wakhti qof waliba iska xiro BBC-da markuu soo galo Bariise iwm. ama ay noqto wax lagu maadeysto.
Waxaan ku arkay website-ka BBC-da qodobada ku saabsan warbaahinta iyo sida loogu talo galay inay sinnaan ugu adeegto dadka. Waxaa iga su'aal ah: qodobadaasi miyeysan khuseyn Laanta Af-Soomaaliga. Ma laga saamaxay.
Waxaan ka xumahay inay ku qoranyihiin Af Ingiriis.
Waakan meesha laga helo:
http://www.bbc.co.uk/info/editorial/prodgl/chapter2.shtml>.
W.Q.Yusuf Adan