Horta hore hambalyo waxaan u soo gudbinayaa dhammaan dadka ku abtirsada Digil & Mirifle, marka
xigta Sokorow araadiisa aad baan u waafaqsanahay
waayo in Dawlad Goboleed Digil iyo Mirifle
leeyihiin la helaa waa lagama maarmaan,waana mid aan ku taageerayo qof ahaan.Midda kale arrinta ah
in Baidhabo laga dhigo Caasimad waa tii Jabuuti
lagu soo heshiiyey, waxayna hadda muuqataa in
Candiqaasim iska beddelaY arrintaas oo go'aankii
Barlamaanka keligiisa beddelayo awood ahaan.