Baydhabo PressWaa wargays todobaadwalba maalinta axada ka soo baxa magaalada Baydhabo. Wargayskaan wuxu wax ka qora guud ahaan xaalada dhulka u dhaxeya labada webi Juba iyo Shabeelle ee Somaaliya. Waxyaabaha uu wargaysku ka hadli doono waxaa ka mid ah 1-Xaalada Siyassada iyo Bulshada. 2-Mashaaricda Horumarinta. 3-Faaloyin iyo Maqaalo. | |
| |||||
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |