Somalia Virtual Government


Shaxda Habka Dhismaha<br>Organizational Charts
Dhagayso Heesta Calanka
[Dhismaha Aqalka Soomaaliyeed]
Dhismaha Aqalka Soomaaliyeed
Hoggaanka Dhexe ee Danaha Soomaaliyeed
Golaha Fulinta MADAXTOOYO oo ka kooban xubnaha Golaha Sare ee Maamul Gobaleedka.

Gole Xeer Dejin BAARLAMAAN oo leh labo aqal. Aqalka Sare konton afar (54) xubnood oo siddeed iyo tobanka (18)Gobol ee Qaranka kiiba soo doortay saddex (3) xubnood. Aqalka Hoose oo siddeetan iyo afarta (84) Degmo ee Qaranku kiiba soo doorto labo (2) xubnood.

MAXKAMAD Qaadiyaal Golaha Fulintu soo magacaabay Aqalka Sare ee Baarlamaankuna ansaxiyay.

DAWLAD HOOSAAD

Maamul ka dhaxeeya Gobolo isu tagay sida: Banadir Hiran Bay Jubaland Puntiland Somaliland Jaaliyad
lehna saddex gole: Guurti, Gole Maamul iyo Gole Sare.

Guurti: Hoggaan Dhaqameedka Bulshada Deegaanka sida suldaan, boqor, Garaad, Malaaq, Imaam, Ugaas, Nabadoon, Beeldaajiye iyo Oday. MAAMUL GOBOLEED:

Golaha Fulinta oo ka kooban xubno ay iska dhex doorteen xubnaha aqalka WAKIILADA.

Gole Sare: oo Heer Qaran u masala bulshada si simanna looga soo doortay gobalada ka tirsan maamulka.
Aqalka WAKIILADA: oo si siman looga soo doortay gobolada ka tirsan maamulka
Gobol. Gobol. Gobol.
MAAMULGOBOL
Guddoon:Guddoomiye Gobol iyo Maamul laga soo doortay degmooyinka.
Guurto:Hoggaan Dhaqameedka Deegaanka.
Wufuud si siman looga soo doortay degmooyinka gobolka.
Degmo Degmo Degmo
Search


Message TitleAuthor and Date

No messages

Find more forums on Network54Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2017 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement