Dhagayso Heesta Calanka![]() |
||||
![]() Dhismaha Aqalka Soomaaliyeed | ||||
| Hoggaanka Dhexe ee Danaha Soomaaliyeed | ||||
| Golaha Fulinta MADAXTOOYO oo ka kooban xubnaha Golaha Sare ee Maamul Gobaleedka. Gole Xeer Dejin BAARLAMAAN oo leh labo aqal. Aqalka Sare konton afar (54) xubnood oo siddeed iyo tobanka (18)Gobol ee Qaranka kiiba soo doortay saddex (3) xubnood. Aqalka Hoose oo siddeetan iyo afarta (84) Degmo ee Qaranku kiiba soo doorto labo (2) xubnood. MAXKAMAD Qaadiyaal Golaha Fulintu soo magacaabay Aqalka Sare ee Baarlamaankuna ansaxiyay. | ||||
| DAWLAD HOOSAAD
| ||
| Guurti: Hoggaan Dhaqameedka Bulshada Deegaanka sida suldaan, boqor, Garaad, Malaaq, Imaam, Ugaas, Nabadoon, Beeldaajiye iyo Oday. | MAAMUL GOBOLEED: Golaha Fulinta oo ka kooban xubno ay iska dhex doorteen xubnaha aqalka WAKIILADA. |
Gole Sare: oo Heer Qaran u masala bulshada si simanna looga soo doortay gobalada ka tirsan maamulka. |
| Aqalka WAKIILADA: oo si siman looga soo doortay gobolada ka tirsan maamulka | ||
| Gobol. | Gobol. | Gobol. |
| MAAMULGOBOL | ||
| Guddoon:Guddoomiye Gobol iyo Maamul laga soo doortay degmooyinka. | ||
| Guurto:Hoggaan Dhaqameedka Deegaanka. | ||
| Wufuud si siman looga soo doortay degmooyinka gobolka. | ||
| Degmo | Degmo | Degmo |
| Search |
| Message Title | Author and Date | ||
No messages | |||
|
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |