Re: GUURE-DOON.byWarya isku xishood...waan ku arkaa maanta dhuxishii ayaa kaa soo dhacday, markaa layaab ma lihid in aad tidhaahdid waxaan u baahan ahay:"in kisses ay taqan iwm." illahow ya ku eega...nolol waxaa kugu horreysey virginiyada aad sheegenneysid. intii ka horreysey waxaad joogtey meel ka baxsan qoryolley ama reer miyi ayaad aheeyd amma muuska ayaad dadka u qaadi jirtey. Illaahayow yaa libaax hal ka ridey. Waad hagaagsan tahay in aad gabar guur weydisatid. waxaannse diidey sida aad wax u raadinneysid. Mala isweydiiyey maxaad gabarta D&M ku dhaqeysaa. Maxaad tahay oo kentey in aad doorashadaada la hello. Waxaan jecllahay in aan oggaado da'daada. Waan ku soo salaamay igana raali ahow. warya. Return to Index |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |