--


hanbal yeen qoomiyada digil iyo mirifle

by

 

waxaan ad iyo ad ugu faraxsan nahay qoomoyada d&m oo kunool dalka kuwait hishiinta ay hishiyeen gudoomiyaha rra iyo gudoomiha kuxigeenka sh adan madoobe hishiiskaas o keenay dabaaldeg iyo reenreen qoomiyada digil iyo mirifle oo kunool aduun weynaha dhamaaan
eng: abubakar macalin garwaale afayeenka digil iyo mirifle ee dalka kuwait
sheekh abuukar mursal adan (gudoomiye)
eng: xuseen cali xaamud (kuxigeen)
cabduqadir cusmaan xuseen daafeedoow (xubib)

Posted on Oct 11, 2003, 10:35 AM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
Re: hanbal yeen qoomiyada digil iyo mirifleHassan Yare on Dec 23

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement