--


Re: hanbal yeen qoomiyada digil iyo mirifle

by Hassan Yare

 

Walaal, saaxiib qoraalkaaga hambalyada ah waa fiicnaan lahaa haddii D/M ay heshiin lahaayenn, laakiin arrinta waxay tahay heshiis ku kooban Mirifle gudahiisa oo keliya gaar ahaan Leesaan, Xariin iyo Hadamo ayaa ku heshiiyey in ay dadkooda gumaadaan iyo kuwa aktooda degan oo ayaga ah (Mirifle). Waxa la yiri dadkii ku heshiiyey xaaraanta waxay isku qabtaan xalaalka, Ha ka bixiso Mirifle waxay horey u qaseyn. Walaal adiga waxaad ila tahay qof Digil ah sida aan ka akhriyey naaneestaada "Daafeedow", waxaan ku oronaya, anigaba adigoo kale baan ahay Miriflaha isku daá ha soo waantoobo oo walaalkiisana ha garto, Digil laáantiisna inuu socon karin ha soo akhristo. Ha iga xumaanin adiga.

Posted on Dec 23, 2003, 2:06 PM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement