cadiifada yayna ku qaadin

by

 

waan kuguraacsanahay in koonfur loo daayo reer koonfur lakiin somali raxan weyn oo kaliya ma aha sxb somali waa dad is dhalay koonfur & waqooyina kalama maar maan sxb waxaan wanagsan in dadka wanaaga la tuso oo xumaanta laga reeebo lakiin hadii adiga kuwa xumaanta wada la tirsatid waxba ma dhaantid kuwaas sxb waxaan qof walba masuul kayahay waxa uu asagu sheegayo sida uu usheegayo iyo waxa uu kala damacsanyahay wax waaad kasheegi kartaa falal dhacay oo qalad ah adiga oo wax saxayo lakiin aana qofna toos u abaareyn sidaas ayaan kugula talin lahaa mahadsanid

Posted on Jan 19, 2004, 8:32 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2010 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement