jawaab afka maaybysalaamacaleykum walaal su aasha aad iweydiisey aad iyo aad ayaan uga faraxsan marka hal hadii lafiiriyo badnaanta dadka rahaweynta oo digil iyo mirifle badidoodaba wahay ku hadlaan ereyga (may erti )laakin hadad firisid sida mahaatirida weykala duwaan yihiin laakin cid kastaba hadaad weydisid qofkastaba miduuku hadlo ayuu kuleeyahay waa sax marka walaal pointga aanka hadlahayo waxaa waaye oo markastaba waa inla fiiriya badnaanta dadka ku hadla afka maayda oo keliya ayaan fiirinkarnaa hadaad firisid dadka kale waxay ku hadlaan afafa kal duwaan laakiin ereer mirafle ayaa uga saxsaan digil waa daad luqaduud isku dhax daadsan daad kaas hadii aan fiirano sidey u had laan maayna ma ahaa mahaatirina a haa waa sida hamarowga waana iga raali noqda wixii oo kelo oo telo iyo tusaale ama su alo ah waad iweydiin kartaan mirifle la,aan waa rahaweyn la,aan Return to Index |
| Response Title | Author and Date |
| Qoomiyadda Digil iyo Mirifle | Suufi on Mar 21 |
| jawaab afka maayda | on Apr 2 |
| ninba waayahiisa ayaa xusaayo | cabdi dooy on May 15 |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |