--


JAWAABTII MAAY MAAY

by

 

Horta saxib waad salaamantahay
luuqada MAY ERTI waa luqada rasmiga ah ayaan
kudhahay adiga marlabaad ayaad igu soo celisay
anigana marka ma ihi qof oo ann kafikireynin
inta uu san qorin marka su asha aan kuweydinaayo waxeey tahay population ka ku hadla MAY ERTI iyo kuwa ku
hadlaan maay ga kale kuwee badan adiga waxaa tiri
MAY ERTI waxaa kali oo lagu hadlaa Bay iyo bakool
marka bay iyo bakool waa gobalada laga xukuma raxweyn
idal luqadii looga hadlana meeshii gobalaka laga xukumo waa luuqada qoomiyadas oo kunool miyga iyo magaalada ba gobalkaasi muuse tani waa so aashaadi jawaabteedi
adigaan jawaab ama su aal kaa suga markale

Posted on Mar 21, 2004, 2:59 PM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
Kala badnaasho dadAadan M. on Mar 21

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement