--


Maah-maahyada Wanaagsan

by Muuse

 


Maah-maayadii aad sheegta aad bay u wanaagsaneyd. Waana ku mahadsan tahay macnaheeda iyo meesha aad ku soo beegtay. Hore ayaa loo ogaa in raxweyn la,aan ay Soomaali la,aan tahay sida hal qabiil Soomaali ka maqan ay u tahay Somaali la,aan.
Waxaan ku weydiinaya raxaweyn waxa miyaa marka la isku geeyo DIGIL iyo MIRIFLE? Mise hal dhinac oo keliya miyaa? Inoo faa'iideey mohamed ali.

Posted on Mar 21, 2004, 9:53 PM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement