jawaab afka maaydaby
marka hore salaamantiin markahigto hadii ani walkadhoho afka maayta maay dhateenaa digil afjeey iska dhah deedsanya miriflee afka sahda eh kawaramee
widaay horta ma,eh geega inaa una kadoodna digil iyaa afka sahada eh iskaleh iyo miriflee iskaleh ookashala qaybsan,no mayweele maylanaa adaw eed an,neeb jiritankaa dadnimo ee Reewin iskaba dhaaf luqad adi lato adawgaas oo aad anka hun hadaarada dheer iyo taariikh una lana may iska dayaayaanaa inaa uyu qariyaan ama i,inkiraan xataa inaay ciribtiraan hadii uyu awoodaan sida horayba uyu iskiinka dayeen adwgaas oo aad anka farahaaw makii uni is jiijiidaano daliilna anka dhigaaw damaca guracan oo usi layo taasoo la.anbaahaya inaa uni fiira gaar ah anlahaano hadii ani ansoo nagado maay iyo digil iyo mirifle widaay maaywaahee digil iyo mirifle qoomiyad aad anwiin may laiska dheheeyee {Reewin} maay layiinaa luqad common eh oo kadhahooyto taasoo ladhahaaw {maay}widaay maykaloo jirtee wal ladhahaaw lahja taasoo macnashee eh farqiya yaryar oo iya weelato luqadii commonka haayti maadaama qoomiyadi iya eta qoomiyad aad anwiin taas iyaana sawabti inaa iya farqiya weelato run ahaantii hadii adi anfiirsato D&M sida iyoo anwaramaayaan maay kiin adaadaasee luqada inaa iya meel haka wada jeedo, marka widaay luqada {maay}maaywaahee mid common eh oo Reewin laka kasaaw astaan,na an,eh digilna maay layaa lahjad miriflena maay layaa lahjad maayna layiinaa mid commom eh taasoo normal eh aduunyada oodhan ikajirto hadii mitaal kasiyo ani hada maa kanoolyaa holland dalyar waaye maay layiinaa hal luqad hadan maylayii lahjado shala gadisan marka widaay cadawga niinka faa,ideeysane ee kadaala siidii luqadaana anan horu mariya lahaayni dadkana ananka buraarujiya lahaayni luqaadaana iyaan sharaf iyo karaamaba kalana wabilaahi towfiiq Posted on Apr 2, 2004, 8:19 AMRespond to this message
Return to Index |