horta yaa yiri maymay waa soomaali

by

 

waan idin salaamay waxaan arkay qoraalo aad ku soo dirteen wabset waxad ka hadsheen luuqada soomaliga oo aad is bar bar dhigteen tiina idiin qaska ah iyo tan soomaalidu u dhan tahay waxaa halkaa ka soo baxay arintii marxuunki (soobe)uu yiri sidi,sidi in dareera baaroowga fadhiista biyo gaduudka waraaba afka dhag dhagaa,jiya marka waxaa xigmadiinu ku soo ururtay intaa iyo inaan kafogayn waa mahadsan tihiin

Posted on Apr 7, 2004, 8:50 AM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
MaymayBashir K on Apr 18
waa yaab on Nov 8
 mahadsanta on Jul 23

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement