Maymayby Bashir KAhmed waad ku mahadsan tahay maqaalka aad soo qortay ee ku saabsan "horta yaa yiri maymay waa soomaali". Runtii ilaa hadda ma la fahmin waxa aad ula jeedid, haddii la fahmi lahaa dad badan ayaa dooda ka qeyb qaadan lahaa. Laakiin saaxiibow soo caddeey waxa aad ula jeedid. Ma waxaad ula jeeddaa in luqadda Maay-Maayda ay tahay luqad Soomaali, mise wax kale ayaa ula jeeddaa. Fadalan Ahmed soo kala caddeey waxa aad ka wadid cinwaanka iyo qoraalka daciifka aad soo qortay. Igana raali noqo haddii aad soo qori karin wax dadka Soomaalida oo dhan wada fahmi karin. Waxaa laga yaabaa in aad tahay qof Soomaali ah oo SUJUU ah ama waxaad tahay OROMO Soomaalinimo iska raadinaya. Saaxiib soo caddeey arinta, ka dibna dood ballaaran ayaa furmi doontaa. Return to Index |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |