RE: Maahmaahby Aw Cali
Barbagaan waad salaaman tahay. waadna ku mahadsan tahay maahmaahda Afka Maayda reer Miriflaha aad meesha ku soo qortay. Waxaanu rajeyneynaa in dhalinyarada kale ayagana sidaas oo kale ay kugu dayadaan in waxii taariikh iyo maahmaahyo ay dadka u faa'iideeyaan. Aad bay u wanaagsanaan lahayd haddii la ururin karo maahmaahyada afka Maay-maayda kala duwan sida kan Afka Miriflaha iyo kan Afka Digilka, ka dibna buug lagu soo qoro oo jiilka cusub loo gudbiyo. Again thanks a lot! Posted on May 26, 2004, 3:29 PMRespond to this message
Return to Index |