waa jawaab cad oo aad looga fiirsaday

by

 

digil waaa qoomiyad la mid ah tan miriflaha oo kale markii digil la dhaho kadib ayaa mirigle la dhahaa.
taariikh ahaana digilku waa dad lahaa ilbaxnimo waxayna ilbaxnimadoodii ahayd in ay la haayeeen saldanad xukumi jirtay shabeelada hoose ilaa gedo oo lana dhihi jirey suldanadii gelidiga farac ka ah ilbaxnimada digil iyo jiritaankoodii taas oo door weyn soo ciyaartay marka haddii ay idin xureeysay ithopia micnaheeda ma aha in aad ku doodaan in aad siyaasad iyo dhaqanba aad meteshaan dhamaan beelaha digil.
waxaana taas cadeynaysa in aanay ogolayn mirifle in ay wax noqdaan digil markii ay qowmiyada digil ay aasaaseen urur la dagaalama dadka dhulkooda haysta oo lamgac baxay (DSA) DIgil salvation army ururka badbaadinta dadka digil ayaa waxaa soo baxdey in aanay ogeleen miriflihii daraad amxaradu xuraysay in ay walaalahooda garab istaagaan waxna la qabtaan garbnagalaan .waxaadna ogaataan farqi ayaa u dhaxeeya digil iyo mirifle iyo dig il iyo raxweyn ee aniagu digil ayaanahay ma nihin mirifle iyo raxweyn midnaba.
ugu danbeeeynttina waxay noqotay xaasinimada mirifle in ay dhaxdooda ilaah uu ku saliday dagaal aan micna lahayn.
ee xaasidoow xooga beel digilna waaa ummad jirta jirina doonta cid ay taas ka baryaysana aanay jirin .
intaas waxay jawaab u tahay ninkii jawaabta ka bixyay maqaalkii liibaanta qoryooley.

Posted on Jul 23, 2004, 11:22 AM

Respond to this message   

Return to Index

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement