Afka Maaygaby SaciidAfka Maayga qoraalkiisu wuxuu ku dhow yahay dhamaat, waxaa ii sheegeyn ururka KULUNG ee Canada. Laakiin waxaa la isku haystaa noocyada Afka Maayga u kala baxa. Inkasta oo la isku raacay in qolo walba afkeeda Maayga u gooniga ah ay ku qorato farta la soo saaray. Maxaa yeelay waxaa jiraan Af Maay kala duwan oo la xiriira qabiil iyo degaan. Waxayna u kala baxaan sidatan: 1. Maas dhati 2. Maay erti 3. Maay dhahaayti 4. Maaydhahoyti 5. Maay dhati iyo kuwo kale oo badan oo loogu hadlo degaanada ay degan yihiin qabiilada Dabare, Jiido, iyo Gare. Waan ku faraxsanahay qoraalka Afka Maayga oo la dhameystiray, iyo in qabiiol kasta loo daayo in uu ku qorto Afkiisa u gooniga ah. Return to Index |
| Create your own forum at Network54 |
| Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved. Terms of Use Privacy Statement |