Re: TOLOW YAA ISTICMAALI DOONO HADDII LA QORO AF MAAYGA?

by Leeysamow

 

maxaa kaa galey adiga mawaxaad ka yera maseer san tahay dhowr qabiil oo luuqadoooda laqoraayo, taasi anigaa kaaqancin hadaad wax fahmaysid, guud ahaan somaalia waa meesha ugu qani san goballada D/M sidaa darteed mana jiraan qabiilo kele oo qoraayo luuqadoodi hooyo waayo luuqadda somaalidu guud ahaan ay kuwadda hadlaan ama qoraan waxaa sameeyey qabiil layiraahdo (isaaq) ayagaana iskaleh ee waxaa jira, cidkasta oo wax fahanta waxbay adeegsataa, maqolyihii (isaaqa)u adeegi jiraatahay? -

Sida DAAROOD/HAWIYE IWM???????????????????

Posted on Nov 5, 2004, 7:56 AM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
DOQONYAHOW ISKAA HADLAY JAWAABTA WAA on Jan 6
 hadiijow afka aana may hay ka qobodow ariitaana on Jun 7
re :DOQONYAHOW ISKAA HADLAY JAWAABTA WAA on Jan 6
 Luqada MaaygaFa. Maye on Jan 10

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2009 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement