--


RE: Sadar muuqda su'aal ka dhan

by Ibrahim A

 
Maamuud Sheeg waad salaaman tahay, ka dib waxaan kula socodsiinaya in inta aadan Cabdullahi yusuf iyo kuwa la fikirka ah la gaarain waxaa haboon in wax laga qabto kuwa ummadda D/M kala qeybiyey oo hadana ay u dhasheen kuwaas oo kala yihiin shaatigaduud,shati madoobe,xaabsade,kiish buur saransoor iyo dhamaan dadka ku abtirsada Mirifle oo hal caqli wada noqday. Sababtana waxay tahay way iloobeen walaaltinimada ka dhaxeysa ayaga iyo Digil. Xumaatooyin aad u fara badan ayaa lagu sameeyey Digil gaar ahaan waqtiyadan haadan la joogo ee awood qeybsiga (politics). Aniga waxaan ahay qof u dhashay Digil, runtii aad baan uga caroodaa marka aan maqlo Digil iyo Mirifle. Yaan been la isku sheegin. Anaga (Digil) waxaan aaminsanahay in kuwiina Bay/bakool naga xiga aad rumeysan tihiin waxa la yiraahdo Digil. Sideed iyo Sagaal. Anaga (Digil) iyo idinka dhalasho ayaa inaga dhaxeysaa laakiin waxii haadan ka dambeeya nagama dhaxeyso wax qabad iyo siyaasadba. Idinka hotiina Alle, anagana sidaas oo kale. Ummad walba waxay leedahay dhul ay awoowayaashooda u sameeyeen Marka aad fikradiina 8 iyo 9 soo bedeshaan ayaa laga yaabaa in xiriir dhaqaale idinla yeelano, ka hore se ha la is xaq dhowro oo hortiina iska dhiciya.
Maamud Sheeg ha iga xanaaqin, waxii waaqici ah ayaan ka hadlay.

Posted on Dec 6, 2004, 12:00 PM

Respond to this message   

Return to Index

Response TitleAuthor and Date
ggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggfadooow fanfanee on Jan 6
 Re: ggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggAnonymous on Sep 20
  Re: ggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggAnonymous on Sep 1
 Re: ggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggAnonymous on Nov 16
 Re: ggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggAnonymous on Nov 12
 sdddddddddddddddddddd dddddddddddddddddddddddddddddddddd on May 16

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement