Dagalada ka dhexeeya Yentaar iyo Hubeerby Sidow
Aad baad u mahadasan tahay Xuseen Haaji Isgow, walaal waxaa tahay qofkii ugu horeeye ee ka soo jawaaba ama ka soo hadla in la joojiyo dagaalada Yentaar iyo Hubeer. Waa run dagaal wiil ayya ku dhintaa ee kuma dhasho. Dadkayna waxaa ku filan dhibaatooyinkii isdaba jooga ahaa ee ay soo mareen Abaaro, dagaal ahali, madax la'aan iyo faqri).
Waxaan ka codsaneynaa labada qabiil ee walaalaha ah in ay Allah ka cabsadaan, dagaalkana si dhaqsi ah u joojiyaan iyo is cafiyaan. Posted on Dec 23, 2004, 3:33 PMRespond to this message
Return to Index |