luuqada mayga wa wax la helikarin oona u ooman umada caalamka jooga
by
maxaa yeelay waa luuqada udhow englishka ayee ka mid tahay marka waxaan leeyahay dadka is ku taxluujinaya ama warka sheegaya waa dad qaldanoo oona dhunsan qofka inuu barto uu rabana asigoona beer aan falin ama gabar la dhalatay aan ka guursani nin raxaween ah oo afka aad iyo aad u yiqaana waxaan idin leeyahay ku dadaala sida aad ubaran lahaydeen afka maayga sida iyo nabadey